{"id":75796,"date":"2021-10-30T17:18:26","date_gmt":"2021-10-30T14:18:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75796"},"modified":"2021-10-30T23:02:15","modified_gmt":"2021-10-30T20:02:15","slug":"gudoomiyaha-jaaliyadda-soomaalida-ee-dalka-zambia-oo-ka-hadley-ganacsato-lagu-xirey-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/gudoomiyaha-jaaliyadda-soomaalida-ee-dalka-zambia-oo-ka-hadley-ganacsato-lagu-xirey-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Zambia oo ka Hadley Ganacsato Lagu Xirey Dalkaasi."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Ciidamada Booliiska wadanka Zambia ayaa shalay xabsiga u taxaabay boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku nool caasimada labaad ee dalkaasi Ndola Xili ay kasoo baxeen Saaladii Jimcaha.<\/p>\n<p>Dadkan Soomaaliyeed ee Booliiska dalkaasi ay Masajidka ka hor qabqabteen ayaa waxay isugu geeyeen garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ku yaala magaaladaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia Maxamuud Maxamed Hiiraan ayaa sheegay, in markii ay ka war heleen in dad Soomaali ah oo lagu xir xiray magaalada Ndola iney xiriir deg deg ah la sameeyeen dowladda wadanka ay u suurta gashay in lasii daayo inta badan dadkii la xirxiray.<\/p>\n<p>&#8220;Dadka Soomaaliyeed waxaa la qabqabtay iyaga oo kasoo baxay salaadii Jimcaha oo masaajidka wali hortaagan, waxaana dowladda ay inoo sheegtay in dadka sharciyada leh iyo kuwa anan laheyn kala saareyso sidaas darteed dadaalo aan sameynay waxa noo suura gashay in lasii daayo dadkii sharciyada haystay kuwii aanan haysan oo tiro yar ayay reebteen waana ku dadaali hayna sidii usoo deyn laheyn&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha Jaaliyadda Maxamuud Maxamed Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxuu sidoo kale sheegay guddoomiye Maxamuud Maxamed Hiiraan in waayahan dambe aysan dhicin in tiro intaaso Soomaali ah ay Booliiska Zambia xiraan, islamarkaana sababta keentay ay tahay dowlad cusub oo uu wadanka yeeshay iyo magaalada Ndola oo ah magaalada kaliya ay Soomaalida ugu badan ku nooshahay.<\/p>\n<p>Dhanka kale dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Soomaalida lagu xirxiray dalka Zambia ayaa sheegtay iney walaac xooggan ka muujineyso xarig wadareed dowladda Zambia\u00a0 ay kula dhaqaaqday dad Soomaali ah oo ku nool magaalada Ndola ee dalka Zambia oo loo beegsaday hab isir ah, iyadoo aan loo eegin dhalasho ahaan.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska wadanka Zambia ayaa shalay xabsiga u taxaabay boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku nool caasimada labaad ee dalkaasi Ndola Xili ay kasoo baxeen Saaladii Jimcaha. Dadkan Soomaaliyeed ee Booliiska dalkaasi ay Masajidka ka hor qabqabteen ayaa waxay isugu geeyeen garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ku yaala magaaladaasi. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zambia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75797,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-75796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75796"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75796\/revisions\/75817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}