{"id":75769,"date":"2021-10-28T19:56:14","date_gmt":"2021-10-28T16:56:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75769"},"modified":"2021-10-28T20:42:35","modified_gmt":"2021-10-28T17:42:35","slug":"sheekh-shaakir-cali-xasan-hogaamiyaha-ahlu-sunna-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadley-sababta-ay-guriceel-uga-baxeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/sheekh-shaakir-cali-xasan-hogaamiyaha-ahlu-sunna-oo-markii-ugu-horeysay-ka-hadley-sababta-ay-guriceel-uga-baxeen\/","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir Cali Xasan Hogaamiyaha Ahlu-Sunna oo Markii ugu Horeysay Ka Hadley Sababta ay Guriceel uga Baxeen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali\u00a0 Xasan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tan iyo markii ay isaga baxeen degmada Guriceel sababahii ay uga baxeen, kadib afar maalmood oo xariir ah ay ka dhex dagaalamayeen ciidankiisa gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Sheekh Shaakir ayaa ugu horeyn sheegay inuu kaga tacsiyadeeynayo dhamaan dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weerar uu ku tilmaamay isbaheysi gardaro ahaa oo lagu soo qaaday degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Waxuu sidoo kale sheegay inuu aad uga xunyahay in dowladda Fedaraalka hub iyo ciidan ay kasoo dirtay Muqdisho ay ku burburisay goobahii muhiimka u ahaa bulshada sida Caafimaadka, Waxbarashada, Ganacsiga iyo waliba guryahii umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir Waxuu sheegay sababta ay uga baxeen Guriceel in ay tahay codsi kaga yimid ganacsatada Magaalada, Culimada, Senataro, siyaasiyiin reer Galmudug ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolkaasi.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabaa in aan u sheego umada soomaaliyeed in aan markii horeba soo dhawaynay baaqyadii nabadda iyo wada-hadalka iyo in aysan dhicin dagaal aan kan shabaab lagula jira ahayn, waxaana u caddaynayaa ummadda somaaliyeed in aan soo dhawaynay mar labaad baaqyada ka imaanayay Culimada , Cuqaasha , Ganacsatada , Siyaasiyiinta , Midawga musharaxiinta iyo beesha caalamka annaga oo tixgalineyna Shacbigeena&#8221; ayuu yiri Sheekh Shaakir.<\/p>\n<p>Hadalkan Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Sheekh Shaakir Cali xasan ayaa imaanaya iyadoo maalin ka har xoogagga Ahulu-Sunna ay isaga baxeen magaalada Guriceel, kadib dagaal lagu hoobtay oo afar maalin oo xiriir ah ku dhaxmaraayay ciidamadiisa iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna oo isku dhinac, kaasoo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali\u00a0 Xasan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay tan iyo markii ay isaga baxeen degmada Guriceel sababahii ay uga baxeen, kadib afar maalmood oo xariir ah ay ka dhex dagaalamayeen ciidankiisa gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Sheekh Shaakir ayaa ugu horeyn sheegay inuu kaga tacsiyadeeynayo dhamaan dadkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75769"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75769\/revisions\/75789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}