{"id":7573,"date":"2012-06-18T13:07:01","date_gmt":"2012-06-18T13:07:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7573"},"modified":"2012-06-18T13:07:01","modified_gmt":"2012-06-18T13:07:01","slug":"ciidanka-taraafikada-soomaaliya-oo-ka-warbixiyay-saldhigyo-ay-maanta-ka-sameysten-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/ciidanka-taraafikada-soomaaliya-oo-ka-warbixiyay-saldhigyo-ay-maanta-ka-sameysten-shhoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Taraafikada Soomaaliya Oo Ka warbixiyay saldhigyo ay maanta ka sameysten Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/taraafikada-soomaliya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/taraafikada-soomaliya.jpg\" alt=\"\" title=\"OLYMPUS DIGITAL CAMERA\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-7574\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/taraafikada-soomaliya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/taraafikada-soomaliya-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Taliska ciidanka taraafikada DKMG soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay manta shabeLlaha hoose ka furteen saldhigyo laga sugayo hagida gaadiidka isticmaalaya wadada xiriirisa gobolada shabellaha hoose iyo banaadir.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka taraafikada DKMG soomaliya Cali Xersi cali  gaab ayaa shaaca ka qaaday in ay hada usuura gashay in ay adkeeyaan amaanka wadooyinka gaar ahaan hagida gaadiidka.<br \/>\nWaxaa hore dhibaatooyin soo laablabtay ay ka jirtay qaabka isticmaalka wadooyinka qaar gaar ahaan wadada xiriirisa gobolada shabellaha hoose iyo gobolka banaadir oo ay ku badnaayeen shilalka gaadiid oo loo aaneynayay kala haggid la aan saameyn xoog leh ku yeelatay inta u dhexeysa labada gobol.<\/p>\n<p>Talaabada manta suura galka u noqatay taliska ciidanka taraafikada DKMG soomaliya ayaa waxa ay ka danbeysay tan iyo markii gacan ku heynta qeyba ka tirsan gobolka sabellaha hoose ay la wareegen ciidanka dowlada KMG soomaaliya oo taagera mileteri ka helaya taliska ciidankanabad ilaalinta Midowga afrika ee AMISOM.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Taliska ciidanka taraafikada DKMG soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay manta shabeLlaha hoose ka furteen saldhigyo laga sugayo hagida gaadiidka isticmaalaya wadada xiriirisa gobolada shabellaha hoose iyo banaadir. Taliyaha ciidanka taraafikada DKMG soomaliya Cali Xersi cali gaab ayaa shaaca ka qaaday in ay hada usuura gashay in ay adkeeyaan amaanka wadooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7573","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7573","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7575,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7573\/revisions\/7575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}