{"id":75596,"date":"2021-10-21T19:50:18","date_gmt":"2021-10-21T16:50:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75596"},"modified":"2021-10-21T20:01:48","modified_gmt":"2021-10-21T17:01:48","slug":"xoghayihii-ururka-saxafiyiinta-sjs-cabdalla-muumin-oo-maamulka-hirshabeele-xabsiga-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/xoghayihii-ururka-saxafiyiinta-sjs-cabdalla-muumin-oo-maamulka-hirshabeele-xabsiga-dhigeen\/","title":{"rendered":"Xoghayihii Ururka Saxafiyiinta SJS Cabdalla Muumin oo Maamulka Hirshabeele Xabsiga Dhigeen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Xoghayihii ururrada Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, Cabdalle Axmed Muumin, ayaa lagu xiray magaalada Jowhar, waana maalintii labaad oo xiriir ah, oo la xirayo sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta ururka.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Xoghaye Cabdalle Muumin ayay booliisku xireen xilli uu weriyayaasha u qabanayay seminaar ku saabsan kor u qaadista xorriyadda saxaafadda.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Muumin ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray in askartu ay su\u2019aalo weydiiyeen ka hor inta aysan isku dayin inay xiraan.<\/p>\n<p>Xubnaha SJS ayaa u sheegay Warbaahinta in xoghayahooda dib loo xiray isaga iyo mid ka mid ah tababarayaashii aqoon -isweydaarsiga, oo lagu magacaabo Hanad Cali Guuleed.<\/p>\n<p>Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, waxa uu cambaareeyay xarigga, waxayna si degdeg ah u dalbadeen in\u00a0 xorriyadooda dib loogusoo celiyo masuuliyiinta ururka ee xiran.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Warar kale oo aan hadda helayno waxay sheegayaan in sidoo kale booliisku xireen Maxamed Bulbul oo ahaa weriye katirsan Universal tv.<\/p>\n<p>Weriyahan ayaa horey u tebiyay xarriga xoghayaha SJS.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayihii ururrada Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS, Cabdalle Axmed Muumin, ayaa lagu xiray magaalada Jowhar, waana maalintii labaad oo xiriir ah, oo la xirayo sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiinta ururka. Xoghaye Cabdalle Muumin ayay booliisku xireen xilli uu weriyayaasha u qabanayay seminaar ku saabsan kor u qaadista xorriyadda saxaafadda. Muumin ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75596","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75596"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75600,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75596\/revisions\/75600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}