{"id":75574,"date":"2021-10-20T19:45:15","date_gmt":"2021-10-20T16:45:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75574"},"modified":"2021-10-20T20:40:58","modified_gmt":"2021-10-20T17:40:58","slug":"raashin-iyo-gaari-dameero-ay-al-shabaab-ku-gubeen-duleedka-degmada-waajid-oo-r-wasaare-rooble-cambaareeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/raashin-iyo-gaari-dameero-ay-al-shabaab-ku-gubeen-duleedka-degmada-waajid-oo-r-wasaare-rooble-cambaareeyey\/","title":{"rendered":"Raashin iyo Gaari Dameero ay Al-shabaab ku Gubeen Duleedka Degmada Waajid oo R\/wasaare Rooble Cambaareeyey."},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraal Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay falkii maanta Al-shabaab ay ku gubeen gaari Dameero raashiin waday oo u rarnaa ganacsato ku sugan magaalada Waajid ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo uu raysal wasaaraha oo uu soo saaray Raysal wasaare Rooble ayuu ku sheegay inuu ka xun yahay falkii maanta shabaab ku gubeen raashiinkii ku rarnaa gaari dameerada ee loo waday degmada Waajid ee gobolka Bakool.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cambaareynayaa aadna uga xumahay falka arxan darrada iyo burcadnimada ah ee Alshabaab ku gubeen raashin iyo hanti ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool\u201d ayuu Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa sidoo kale ku tilmaamay dhacadii maanta mid ka fog naxariista, isagoona sheegay in arrinta dhacday ay soo tixneyd sanado badan, waxuuna boggaadiyay Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa qeybta 60-aad ee u gurmaday dadkii waday Gaari Dameeradii la gubay ee waday raashinka.<\/p>\n<p>Dhinaca Sarkaal ka tirsan ciidanka Xoogga dalka guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka ay tageen goobta shabaab ku gubeen gaari Dameerada raashiinka ugu rarna ganacsatada degmada Waajid, islamarkaana ay usoo badbaadiyeen qaar ka mid ah raashiinkii u rarnaa ayna ku wareejiyeen ganacsatadii iska laheyd.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa muddo sanado ah go\u2019doomiyey degmada Waajid ee Gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana dhowr jeer oo hore ay sidaan oo kale duuleedka degmada Waajid u gubeen gaadiid kala duwan oo ay ku rarnaayeen Raasiin iyo\u00a0 Dhuxul.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraal Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay falkii maanta Al-shabaab ay ku gubeen gaari Dameero raashiin waday oo u rarnaa ganacsato ku sugan magaalada Waajid ee gobolka Bakool. War qoraal ah oo uu raysal wasaaraha oo uu soo saaray Raysal wasaare Rooble ayuu ku sheegay inuu ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75575,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75574"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75582,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75574\/revisions\/75582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}