{"id":75450,"date":"2021-10-15T22:48:58","date_gmt":"2021-10-15T19:48:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75450"},"modified":"2021-10-16T00:16:25","modified_gmt":"2021-10-15T21:16:25","slug":"wax-garadka-iyo-odayaasha-dhaqanka-guriceel-oo-ahlusuna-ka-dalbadey-in-ay-ciidamadooda-kala-baxaan-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/wax-garadka-iyo-odayaasha-dhaqanka-guriceel-oo-ahlusuna-ka-dalbadey-in-ay-ciidamadooda-kala-baxaan-magaalada\/","title":{"rendered":"Wax Garadka iyo Odayaasha Dhaqanka Guriceel oo Ahlusuna Ka Dalbadey In ay Ciidamadooda kala Baxaan Magaalada."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Odayaasha iyo waxgaradka ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu Sunna Waljameeca iney kala baxaan ciidankooda gudaha magaalada si aanan loogu dul dagaalamin.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Waxgaradka Beesha Ceyr oo Shirjaraa&#8217;id ku qabtay gudaha degmada Guriceel ayaa warbaahinta u sheegay iney kulan la qaateen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah hoggaamiyaha Ahlu Sunna ay kala hadleen inuu ciidamadooda uu ka saaro gudaha magaalada, islamarkaana ay kusoo gacan sereen.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&#8220;Anagoo ah Odayaashii Curadka Beesha Ceyr waxaan u tagnay oo aan kulan la qaadanay Sheekh Maxamed Shaakir oo aan kala hadalnay inuu ciidamada Ahlu Sunna uu ka dhex saaro gudaha magaalada Guriceel si uusan u dhicin dagaal saaameya dadka shacabka ah iyo hantidoodaba, lakiin wuu inaga diiday arinkaasi oo wax aqbal ah kama helin, dalkana waxuu leeyahay maamul, waxii saacadaan laga bilaabo waxaan cadeyneyna ineysan gacanteyna waxba ku jirin oo wax badan waxaan fileynay inaanwadahadal wax ku dhameyno oo warkeena isma laheyn in nalagu diidayo, marka Galmudug ayaa deegaanka xil ka saaran yahay inaga waxaan xeerineynay waanagala aqbali waayay&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah Odayaasha Beesha Ceyr.<\/p>\n<p>Waxgaradka degmada Guriceel ayaa sidoo kale sheegay in Sheekh Shaakir ay u sheegeen in magaalada uu ciidanka kala baxo oo hadey doonayaan iney dagaalamaan banaanka magaalada iyo meelaha dagaalka ku haboon ay tagaan si dadka marasta ah uga baaqsadaan in lagu dul dagaalamo.<\/p>\n<p>&#8220;Hadii dagaal huro uu yahay Sheekh Shaakir waxaan u sheegeyna inuu jiro meelo la yiraahdo kala reebto oo lagu dagaalami karo ee meelahaas ha tago haduu wadahadal diyaar u yahayna waa arin wanaagsan, marka Galmudug waxaa ku mideysan 11 qabiil mana garan karno waxa kaligiis ka maqan&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah Odayaasha Beesha Ceyr.<\/p>\n<p>Hadalka odayaashan ayaa imaanaya xili saacadahii lasoo dhaafay barakacii ugu xoogaana uu ka jiray xaafadaha magaalada Guriceel oo laga cabsi qabo inuu ka qarxo dagaalo qaraar oo u dhaxeeya Ahlu Sunna iyo Galmudug.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/F09V5U4ElsY\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo waxgaradka ku nool degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu Sunna Waljameeca iney kala baxaan ciidankooda gudaha magaalada si aanan loogu dul dagaalamin. Waxgaradka Beesha Ceyr oo Shirjaraa&#8217;id ku qabtay gudaha degmada Guriceel ayaa warbaahinta u sheegay iney kulan la qaateen Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ah hoggaamiyaha Ahlu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75450"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75466,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75450\/revisions\/75466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}