{"id":75417,"date":"2021-10-14T19:05:59","date_gmt":"2021-10-14T16:05:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75417"},"modified":"2021-10-14T20:43:07","modified_gmt":"2021-10-14T17:43:07","slug":"sanad-guuradii-4aad-ee-kasoo-wareegtey-qaraxii-zope-oo-ay-ka-hadleen-m-weyne-farmaajo-iyo-r-wasaare-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/sanad-guuradii-4aad-ee-kasoo-wareegtey-qaraxii-zope-oo-ay-ka-hadleen-m-weyne-farmaajo-iyo-r-wasaare-rooble\/","title":{"rendered":"Sanad guuradii 4&#8217;aad ee kasoo Wareegtey Qaraxii Zope oo ay Ka Hadleen M\/weyne Farmaajo iyo R\/wasaare Rooble."},"content":{"rendered":"<p>Sannad -guuradii afaraad ayay maanta ku beegan tahay markii uu dhacay qaraxii 14 -kii Oktoobar 2017, qaraxaas oo ahaa qarixii ugu dhimashada badnaa uguna burburka\u00a0 badnaa ee ka dhaca Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>In ka badan 600 qof ayaa ku naftooda ku waayay, ka gadaal markii gaari xamuul ah oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu ku qarxay isgoyska Soobe, oo ah is-goys aad u mashquul badan oo ay boqolaal shacab ah ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sannad kaste u sameysa baroordiiq lagu xasuusanayo dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxaas oo saamayntiisa aad u ballaarnayd, welina ay jiraan dad aan ka bogsan raadadkii uu ka tagay.<\/p>\n<p>Guud ahaan marka la isku daro dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay qaraxa Soobe, waxay gaarayaan in ka badan kun qof.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxaas, laakiin dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay oo xukun dil ah ku riday shaqsiyaad katirsan kooxda Alshabaab oo qaraxaas ku lug lahaa.<\/p>\n<p>Xubno horey uga tirsanaan jiray Alshabab oo kasoo goostay ayaa caddeeyay in qaraxaas ay ka dambeysay Alshabab, waxayna tilmaameen in kooxda dhexdeeda uu ka dhaliyay khilaaf aad u weyn, oo aan bannaanka u soo Bixin.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, qaraxa Soobe kadib, waxaa Muqdisho ka dhacay qaraxyo badan oo waaweyn, sida qarixii 28 ka December 2019 ee ka dhacay is-qoyska Ex-kantarool Afgooye, oo ay ku dhinteen in ka badan boqol qof.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sannad -guuradii afaraad ayay maanta ku beegan tahay markii uu dhacay qaraxii 14 -kii Oktoobar 2017, qaraxaas oo ahaa qarixii ugu dhimashada badnaa uguna burburka\u00a0 badnaa ee ka dhaca Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. In ka badan 600 qof ayaa ku naftooda ku waayay, ka gadaal markii gaari xamuul ah oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75417","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75417","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75417"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75417\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75435,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75417\/revisions\/75435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75417"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75417"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75417"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}