{"id":75352,"date":"2021-10-11T16:41:52","date_gmt":"2021-10-11T13:41:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75352"},"modified":"2021-10-11T17:25:29","modified_gmt":"2021-10-11T14:25:29","slug":"muuse-biixi-oo-dad-aanu-carab-baabin-ku-eedeeyey-in-ay-doonayaan-burburinta-ganacsiga-haweenka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/muuse-biixi-oo-dad-aanu-carab-baabin-ku-eedeeyey-in-ay-doonayaan-burburinta-ganacsiga-haweenka-somaliland\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo Dad aanu Carab baabin ku eedeeyey in ay Doonayaan  Burburinta Ganacsiga Haweenka Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu difaacayo xoriyada iyo ganacsiga ay hablaha reer Somaliland leeyihiin, isagoo dad aanu carabaabin ku eedeeyay in ay doonayaan in ay burburiyaan ganacsiga haweenka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in dumarku ku dulmanyihiin, dhaqanka Soomaalida, isla markaana, uu xukuumadiisa kasiin kariwaayay qaybtii ay ku lahaayeen cadaadis bulshada kaga yimid awgii.<\/p>\n<p>&#8220;Dumarku way ku dulmanyihin marka aynu wax maamulayno, dhaqankeenu wali hablaha wuu riixayaa, sadkii ay ku lahaayeen xukuumadayda waan kasiin kari waayay waayo umada ayaa igaga hortimid, qaar badan oo is dhisay oo mutacalimiin ah ayaa jooga oo mudnaanta raga lasiiyo lama siiyo&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay in raga qaarkii ay weerar ku yihiin, dumarka ganacsiyada leh, isagoo sheegay in ka madaxweyne ahaan uu difaacayo isla markaana, uu garab taaganyahay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa soo baxay hablo badan oo reer Somaliland ah oo mashruucyo badan oo ganacsigu ka midyahay samaystay, waxa soo baxday oo la dareemayaa in uu ragu hablaha ka garbinayo xataa in ay soo galaan baayac mushtarka, halkan waxaan u imid in aan isgarab taago oo waajibku ifarayo oo dastuurku i farayo&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>&#8220;Hablaha iyo ragu way u simanyihiin sharciga, caafimaad, baayacmushtar tacliin iyo xoriyada, haday danbi galaan qaranka ayaa xaq u leh in uu qabto, sida inanku danbi u galo ayuunbay inantuna u gali kartaa, maaha nin suuqa jooga in uu yidhaahdo aniga danbiga ka jaranaya, oo ragaba kuma dhacee ma hablaha loosoo qoslayaa, waar hablaha waan difaacaynaa&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa is garabtaagay Layla Ibraahin Cumar, oo maalin kahor warbaahinta ka sheegtay in nin ganacsade ahi uu qorshaynayo in uu burburiyo meherad laga cunteeyo laguna caweeyo oo ay ku leedahay degmada Koodbuur ee Hargaysa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa markii ay soo gaadhay cabashada Layla, kulan deg deg ah la qaatay Layla iyo madaxda hay&#8217;ada amaanka, waxaana xabsiga la dhigay ninka ganacsadaha ah ee ay Layla kasoo cabatay.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in uu difaacayo xoriyada iyo ganacsiga ay hablaha reer Somaliland leeyihiin, isagoo dad aanu carabaabin ku eedeeyay in ay doonayaan in ay burburiyaan ganacsiga haweenka. Madaxweynaha ayaa sheegay in dumarku ku dulmanyihiin, dhaqanka Soomaalida, isla markaana, uu xukuumadiisa kasiin kariwaayay qaybtii ay ku lahaayeen cadaadis bulshada kaga yimid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75352"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75361,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75352\/revisions\/75361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}