{"id":75163,"date":"2021-10-03T23:51:48","date_gmt":"2021-10-03T20:51:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75163"},"modified":"2021-10-04T00:04:35","modified_gmt":"2021-10-03T21:04:35","slug":"r-wasaare-maxamed-xuseen-rooble-oo-ka-hadley-tallaabada-tarxiilka-ah-ee-somaliland-qaadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/r-wasaare-maxamed-xuseen-rooble-oo-ka-hadley-tallaabada-tarxiilka-ah-ee-somaliland-qaadey\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Ka Hadley Tallaabada Tarxiilka ah ee Somaliland Qaadey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay talaabadii Soomaaliland ay uga soo masaafuriyeen degmada Laascaanood boqolaal shacab Soomaaliyeed ah oo ku noola magaaladaasi, kuwaas oo kasoo jeeday koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Baay iyo Bakool.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Raysal wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in shacab Soomaaliyeed si qasab ah looga soo masaafuriyo degmo Laascaanood, isagoona sheegay in arintaasi ay tahay mid aad looga xumaado oo ceeb ah, waxuuna Raysal wasaaraha ugu baaqay in bulshada reer Laascaanood ay ka dhiidhiyaan falka muwaadiniin Soomaaliyeed looga soo masaafuriyay dhulka Soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Waxan rabaa in aan ka faa&#8217;iidaysto fursadan maanta, in dad Soomaaliyeed laga soo celiyo Laascaanood, dad Soomaaliyeed oo joogay dhul Soomaaliyeed ma dhihi kartid waan tarxiilayaa, waa mustaqbal xumo, waa sharaf xumo in dad shacab ah oo Laascaanood ganacsi ku haystay la yidhaahdo ka guura koonfur ayaad ka timaadeene, waa ayaan daro, laakiin, taariikh ayaa qormaysa, waxan rajaynayaa shacabka ku nool magaalada Laascaanood arrinta in ay ka dhiidhiyaan, tusaan ehelnimada Soomaalinimada iyo in dalkan la wada leeyahay, dalkan wuu inaga badanyahay, dalkan magaca Soomaali ayaa lagu leeyahay, cid Soomaali, Soomaali kale ka xigta ma jirto, insha allah ceebtaas in aad iska dhaqdiin ayaan rajaynayaa reer Laascaanoodow&#8221; ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Shacabka ay soo masaafurisay Soomaaliland oo la sheegay tiro ahaan iney gaarayaan ilaa 700 oo ruux ayaa maanta soo gaaray Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaas oo ay soo dhaweyn ugu sameeyeen shacabka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayaa si aad ah u hadal haaya falka Soomaaliland ay dadkan Soomaaliyeed uga soo masaafurisay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo ah magaalo ka tirsan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay talaabadii Soomaaliland ay uga soo masaafuriyeen degmada Laascaanood boqolaal shacab Soomaaliyeed ah oo ku noola magaaladaasi, kuwaas oo kasoo jeeday koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Baay iyo Bakool. Raysal wasaaraha ayaa nasiib darro ku tilmaamay in shacab Soomaaliyeed si qasab ah looga soo masaafuriyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75025,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75163","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75163","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75163"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75163\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75167,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75163\/revisions\/75167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75025"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75163"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75163"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75163"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}