{"id":75160,"date":"2021-10-03T23:05:46","date_gmt":"2021-10-03T20:05:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75160"},"modified":"2021-10-04T00:08:25","modified_gmt":"2021-10-03T21:08:25","slug":"tarxiilka-laascaanood-oo-somaliland-hadashey-iyo-fal-celinta-somaalida-koonfur-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/tarxiilka-laascaanood-oo-somaliland-hadashey-iyo-fal-celinta-somaalida-koonfur-ku-nool\/","title":{"rendered":"Tarxiilka Laascaanood oo Somaliland Hadashey iyo Fal Celinta Somaalida Koonfur Ku Nool"},"content":{"rendered":"<p>lataliyaha gaar ka ah ee madaxweynaha Somaliland Cali Maxammed Waran-Cadde, ayaa sheegay in amni-darada iyo dilalka kusoo noq noqday magaalada Laascaanood, ay sababtay in xukuumada Somaliland tarxiisho shacabka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku dhaqnaa Laascaanood.<\/p>\n<p>Waran-cadde oo waraysi gaar ah siiyay muuqbaahiyaha Universal, ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya gobolka Sool ay shabahaan kuwa ka dhaca Koonfurta Soomaaliya, sidaa darteedna ay xukuumada Somaliland go&#8217;aan satay in gobolka laga saaro dadka reer Koonfur Galbeed Soomaaliya oo mudo ku dhaqnaa.<\/p>\n<p>&#8220;Gobolkaasi mudo dheer wuxu ka bixi wayay dil iyo khal-khal, iyo waxyaabihii Soomaaliya ka socday wax u eg, arrintaasi dabadeedna waxay keentay tuhun faro badan, waayo dadka gobolka dagan, waa dad is dhalay, waa dad is yaqaana, waxyaabaha kaliya ee gobolada ka dhici jiray wuxu ahaa wax aano la yidhaahdo, lakin, imika waxa yimid wax u eg wixii Xamar ka dhici jiray oo kale&#8221; ayuu yidhi Waran-cadde.<\/p>\n<p>Waran-cadde ayaa sheegay in dadka ku dhaqan gobolka Sool anay caado u lahaan jirin , in ay madaxda laayaan, sida darteedna xukuumadu ay dadka reer Koonfur Galbeed\u00a0 Soomaaliya ku tuhuntay in ay ka danbayn karaan amni dara Laascaanood.<\/p>\n<p>&#8220;Waala is waydiiyay waayo dadka ehelka ah ee halkaa ku nooli, waa dad aano iyo waxa isku qabsada ee dad wax-garadka\u00a0\u00a0 iska laaya may ahayn, markaa tuhun kaasi wuxuu keenay, dee dadka reer Somaliland waa dad dhalasho leh, dad aan gobolka u dhalan ayaa jooga ayaa la yidhi, markaa, si aynu inagu isku hubsano bal in dadkaa gobol koodii lagu celiyo&#8221; ayuu yidhi Waran-cadde.<\/p>\n<p>Raafka ay xukuumada Somaliland ku ururinayso isla markaan, gobolka Sool kaga saarayso dadka reer Koonfur Galbeed, ayaa galay maalintii labaad, iyadoo maalintii shalay gobolka laga saaray dad tiradooda lagu sheegay 700 oo qof.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>lataliyaha gaar ka ah ee madaxweynaha Somaliland Cali Maxammed Waran-Cadde, ayaa sheegay in amni-darada iyo dilalka kusoo noq noqday magaalada Laascaanood, ay sababtay in xukuumada Somaliland tarxiisho shacabka kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ku dhaqnaa Laascaanood. Waran-cadde oo waraysi gaar ah siiyay muuqbaahiyaha Universal, ayaa sheegay in dilalka ka dhacaya gobolka Sool ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75160","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75160"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75168,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75160\/revisions\/75168"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}