{"id":75145,"date":"2021-10-03T21:24:12","date_gmt":"2021-10-03T18:24:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75145"},"modified":"2021-10-04T00:03:19","modified_gmt":"2021-10-03T21:03:19","slug":"tarxiilka-lagula-kacey-dadka-kasoo-jeeda-ismaamulka-k-albeed-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/tarxiilka-lagula-kacey-dadka-kasoo-jeeda-ismaamulka-k-albeed-oo-dawladda-soomaaliya-ka-hadashey\/","title":{"rendered":"Tarxiilka Lagula Kacey Dadka Kasoo Jeeda Ismaamulka K\/albeed oo Dawladda Soomaaliya Ka Hadashey."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Shalay Booliiska magaalada Laascaanood ee Soomaaliland\u00a0 magagaaladaasi kasoo masaafuriyay dad gaaraya 700 oo ruux oo isugu jira haween, odayaal, dhalinyaro, caruur oo ay Soomaaliland ku eedeysay falalka amaan darro iyo dilalka qorsheysan ee maalmahii lasoo dhaafay ka dhacaayay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi si kulul uga hadashay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cisman Abukar Dubbe ayaa sheegay inuu si weyn uga xun yahay falka ka socda Laascaanood ee lagu soo masaafuriyay dadka Soomaaliyeed, isagoona ugu baaqay reer Laascaanood iney dhowran Soomaalinimada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan ka xumahay falka ka socda Laascaanood ee dad Soomaaliyeed oo biri ma geydo ah lagaga masaafurinayo qaybo kamid ah dhulkooda. Reer Laascaanood waxay weligoodba dhaqan u lahaayeen soo dhoweynta iyo Soomaalinimada, waxan rajaynayaa in ay dhaqankaas wanaagsan ilaalin doonaan, dadka Soomaaliyeed-na agtooda ku nabad geli doonaan&#8221; ayuu yiri wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cisman Dubbe.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ka hadalay talaabada dadkan lagu soo masaafuriyay wasiirka wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo sheegay in talaabada Soomaaliland kusoo masaafurisay dadka kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada Baay iyo Bakool iney tahay mid nasiib darro ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay dadka Soomaaliyeed ee Laascaanood laga soo masaafuriyay, isagoona sheegay inuu falkaasi yahay wax ku cusub dhaqanka suuban iyo kan dowliga ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan wax garadka, Culimada, aqoonyahanada, Isimada, Cuqaasha, hayadaha u dhaq dhaqaa xuquuqda aadanaha iyo Shacabweynaha laascaanood ugu baaqayaa in aysan ka aamusin raalina ka noqon falkaan foosha xun, dowrkoodana ka qaataan xalinta arinkaan\u201d ayuu yiri wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur.<\/p>\n<p>Booliiska Soomaaliland ayaa dadkan shacabka ah ee kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ka dhex aruurshay xaafadaha Laascaanood isugu geeysay garoonka kubada Cagta Laascaanood, islamarkaana halkaas kasoo saaray gaadiidka nooca xamuulka ee loo yaqaano waaraadka.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Shalay Booliiska magaalada Laascaanood ee Soomaaliland\u00a0 magagaaladaasi kasoo masaafuriyay dad gaaraya 700 oo ruux oo isugu jira haween, odayaal, dhalinyaro, caruur oo ay Soomaaliland ku eedeysay falalka amaan darro iyo dilalka qorsheysan ee maalmahii lasoo dhaafay ka dhacaayay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi si kulul uga hadashay dowladda Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75145"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75166,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75145\/revisions\/75166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}