{"id":75122,"date":"2021-10-02T21:29:11","date_gmt":"2021-10-02T18:29:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75122"},"modified":"2021-10-02T22:02:06","modified_gmt":"2021-10-02T19:02:06","slug":"wasiir-bayle-oo-sheegay-in-maanta-alle-mahadi-sagxadda-kor-looga-soo-kacey-iskuna-filannahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/wasiir-bayle-oo-sheegay-in-maanta-alle-mahadi-sagxadda-kor-looga-soo-kacey-iskuna-filannahey\/","title":{"rendered":"Wasiir Bayle oo Sheegay in Maanta Alle Mahadi Sagxadda Kor Looga Soo Kacey iskuna Filannahey."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu meel wanaagsan ku socdo uuna rajaynayo in doorashada inta lagu jiro aysan samayn ku yeelan doonin hannaanka nidaamka Maaliyadda dowladda.<\/p>\n<p>Wasiirka maaliyadda oo qabtay shir jaraa&#8217;id, ayaa sheegay, in mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidamada, inta lagu jiro Doorashooyinka aysan dowladdu wax walwal ah ka qabin, ilaa dowladda cusub ay ka imaanayso.<\/p>\n<p>Wasiir Bayle ayaa sheegay in hadalkiisa ku saabsanaa in &#8221; Sagxada&#8221; dhaqaaluhu yaallo si qaldan loo fahmay haddana dhaqaalaha dalka uu meel wanaagsan marayo.<\/p>\n<p>&#8220;Arrinta Sagxada maanlintii aan sheegay Dhul-gariir ayaa dhacay dad ayaa dabaaldeggay. Siyaasadda iyo Maaliyadda waa wada socdaan. Sagaxda Illaahay ayaa hadda nooga roonaday maanta kama walwalayo mushaaraad la bixiyo ilaaa dowlad cusub ka imaanayso&#8221;. Ayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in kabkii Miisaaniyadda ee dowladda ay siin jireen Hey&#8217;adda Caalamiga ah iyo saaxiibadda Soomaaliya ay joogsadeen balse lacagaha mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya la siiyo ay socdaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiirka maaliyadda, ayaa sheegay in mashaariicdan horumarineed oo ku kacaysa hal bilyan oo dollar loogu deeqay Soomaaliya, mashaariicdaas oo lagu maalgalindoono, caafimaadka, waxbarashada, jidadka, iyo tamarta<\/p>\n<p>&#8221; Waxaa jirta lacag $1 bilyan oo doollar ah oo uu Bangiga Adduunka bixiyay, qaarna uu soo dayn doono balse waa lacag loogu talagalay kaliya mashaariicda horumarineed, sida caafimaadka iyo kobcinta dhaqaalaha&#8221; ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dhaqaalaha dalka uu meel wanaagsan ku socdo uuna rajaynayo in doorashada inta lagu jiro aysan samayn ku yeelan doonin hannaanka nidaamka Maaliyadda dowladda. Wasiirka maaliyadda oo qabtay shir jaraa&#8217;id, ayaa sheegay, in mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidamada, inta lagu jiro Doorashooyinka aysan dowladdu wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75122","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75122"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75136,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75122\/revisions\/75136"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}