{"id":75119,"date":"2021-10-02T21:13:27","date_gmt":"2021-10-02T18:13:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=75119"},"modified":"2021-10-02T22:02:49","modified_gmt":"2021-10-02T19:02:49","slug":"booliska-somaliland-ee-g-sool-oo-tarxiilaya-dadka-kasoo-jeeda-gobolada-koonfurta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/10\/booliska-somaliland-ee-g-sool-oo-tarxiilaya-dadka-kasoo-jeeda-gobolada-koonfurta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Booliska Somaliland ee G\/sool oo Tarxiilaya Dadka kasoo Jeeda Gobolada Koonfurta Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa raafaya dadka kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ee ku dhaqan magaalada Laascaanood, sida uu taliyaha booliiska gobolka Sool warbaahinta u sheegay.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland ee Gobolka Sool Axmed Cabdillaahi Cabdi, oo laga waraystay sababta keentay in ay mastaafuriyaan dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee ku dhaqan gobolka ayaa sheegay in dadkaasi ay yihiin ajaanib aan Somaliland u dhalan.<\/p>\n<p>&#8220;Anaga waanoo ajinabi oo Itoobiyanka iyo iyagu waa iskugu kaaya mid, sidaa darteed ayaanu u raafaynaa oo aanaan u ogolayn in ay sii joogaan, Somaliland Soomaaliya kama mid aha mar baanu u tagnay markiina waanu kusoo hungownay, markaa dadkan ajaanib ahaan ayaanu u u rurinaynaa, nin aan Laascaanood u dhalana ma joogayo&#8221; ayuu yidhi taliyuhu.<\/p>\n<p>Taliyaha oo wax laga waydiiyay sida ay noqonayso xaalada dadka rayidka ah ee booliisku mastaafurinayaan, ayaa yidhi &#8220;dadka Soomaaliya kasoo jeeda ee la mastaafurinayaa, dadka Sucuudiga lagasoo tarxiilo ayay la xaalad yihiin&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa gobolka Sool ku sugan wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka amniga ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, oo gobolka u jooga indha indhaynta iyo xal u helista xaalada amaanka ee gobolka oo aan fiicnayn kadib markii saraakiil xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka ka tirsan dilal loogaystay.<\/p>\n<p>Xukuumada iyo saraakiisha amaanka midna ma caddayn in raafka dadka kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya ay sabab u tahay dadaalada lagu adkaynayo amniga gobolka marka laga yimaado hadalka taliyaha booliska ee ah in ay yihiin ajaaniib.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa raafaya dadka kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ee ku dhaqan magaalada Laascaanood, sida uu taliyaha booliiska gobolka Sool warbaahinta u sheegay. Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland ee Gobolka Sool Axmed Cabdillaahi Cabdi, oo laga waraystay sababta keentay in ay mastaafuriyaan dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya ee ku dhaqan gobolka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":75120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-75119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75119"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75119\/revisions\/75137"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}