{"id":74916,"date":"2021-09-23T23:41:16","date_gmt":"2021-09-23T20:41:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74916"},"modified":"2021-10-01T18:57:00","modified_gmt":"2021-10-01T15:57:00","slug":"dhibane-ka-cabanaya-ninka-lagu-magacaabo-axmed-sucuudi-oo-ah-ninka-labaad-ee-shirkadda-hormuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/dhibane-ka-cabanaya-ninka-lagu-magacaabo-axmed-sucuudi-oo-ah-ninka-labaad-ee-shirkadda-hormuud\/","title":{"rendered":"Dhibane Ka Cabanaya Ninka Lagu Magacaabo Axmed Sucuudi oo ah Ninka Labaad ee Shirkadda Hormuud(Daawo):"},"content":{"rendered":"<p>Waa Qiso Xanuun Badan Hadii aad Muuqaalkan Daawato Waxaad Ogaaneysaa In Naxariis Dadka Badanki Aysan Laheyn in Caddaaladdi Dhulka Hoostiisa La Geliyey oo ay Qabyaalad iyo Iskaashi Laaluush ay Ka Weyntahey Cabsida alle.<\/p>\n<p>Ninkan Waa Ganacsadaha Labaad ee Shirkadda Hormuud,waa Madaxa Evc ee Shirkadda Hormuud, Magaciisu Waa Axmed Maxamed Yuusuf (Axmed Sucuudi) ayuu ku Magac dheeryahey,Qofna wax kama Maqlo, sida ay Dad badan Xaqiijiyeen Muuqaalkiisa kore Waa Muslim ah Laakiin Xagga Dad La Dhaqanka iyo Garbaxa kuma Fiicna,Ma Xishoodo,Qabiilkiisa Wuu iskala weynyahey Cidna Wax Kama Maqlo Gabaadkiisu waa Lacag wuxuu Aaminsanyahey in aan Cidina Garsoorka uga Sareyn oo Cidii ay is Dacweeyaan uu guul Daro kala Tegayo Sida Dhacdey Marar Badan oo Dad ay is Qabsadeen Garta iyo Guushana uu isagu Qaatey.<\/p>\n<p>Wuxuu Isticmaalaa Xeelado Guracan oo aan Adduun Iyo Aakhiro Ku Fiicneyn,Dadka Ayuu Hantidooda Ku Qabsadaa, Kadibna Maxkamadaha Ayuu Laaluush Uga Soo Dhameystaa Warqado Been Abuur ah Markii uu Qas Qalalaase Geliyo wixii leysku haystey oo lagu kala Cararo ayuu Mudo kadib Qofkii oo Daalan ayuu Dillaaleey usoo diraa kuna Dhaan aan lacag kaaga aadnee Ka iibi Sidaas ayuu Qofkii iyo Hantidiisiiba Ku hantaa Sida Hada Qisadan Gabadha Lagu Magacaabo Muxibo Shiilaale uu kula Dhaqmey Dhibaatana ku wadey Muddo Sadex Sano Ah Hantideedina Maanta isaga u Afduubantahey Iasagoo Adeegsanaya Magaca Milkiilayaasha Shirkadda Hormuud.<\/p>\n<p>Hadaba Marka Aad Daawato Muuqaalkan isla markaana Aad Dhegeysatid Khataraha Dhibaatada uu Marsiiyey Gabadhan Dhibanaha ah Muxibo Shiilaale Aragtidaada Ka Dhiibo oo ka Qabo Gacanta Wadada Qaladan ee uu ku Socdo Axmed Sucuudi Hadii aad Wax gasho oo Xumihiisa iyo waxa Laga Sheegayo ku Dhibayaan.<\/p>\n<p>Mahadsanidiin\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0Daawasho Wanaagsan:<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Dhul Boobka Hormuud iyo Cabashada Shacabka Soomaaliyeed(Daawo)\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/RzleR8PjZEU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waa Qiso Xanuun Badan Hadii aad Muuqaalkan Daawato Waxaad Ogaaneysaa In Naxariis Dadka Badanki Aysan Laheyn in Caddaaladdi Dhulka Hoostiisa La Geliyey oo ay Qabyaalad iyo Iskaashi Laaluush ay Ka Weyntahey Cabsida alle. Ninkan Waa Ganacsadaha Labaad ee Shirkadda Hormuud,waa Madaxa Evc ee Shirkadda Hormuud, Magaciisu Waa Axmed Maxamed Yuusuf (Axmed Sucuudi) ayuu ku Magac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74916","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74916","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74916"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74916\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74926,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74916\/revisions\/74926"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74916"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74916"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74916"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}