{"id":74908,"date":"2021-09-23T21:10:36","date_gmt":"2021-09-23T18:10:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74908"},"modified":"2021-09-24T03:28:19","modified_gmt":"2021-09-24T00:28:19","slug":"jamaal-maxamed-xasan-wasiirka-qorsheynta-dawladda-federalka-oo-garoowe-ka-degey-dhaharna-uga-sii-gudbey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/jamaal-maxamed-xasan-wasiirka-qorsheynta-dawladda-federalka-oo-garoowe-ka-degey-dhaharna-uga-sii-gudbey\/","title":{"rendered":"Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Qorsheynta Dawladda Federalka oo Garoowe Ka Degey Dhaharna uga Sii Gudbey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dawladda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa socdaal toddobaad qaadanaya Khamiista maanta ku gaaray Puntland , isagoo galinkii hore ka deggay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Wasiirka iyo wafdi u hoggaaminayay ayaa muddo kooban oo ay ku sugnaayeen Garoowe, wuxuu gaaray degmada Qardho, iyadoo halkaa uu qado sharaf ugu sameeyay Boqor Burhan Boqor Muuse oo kulan la yeeshay wasiirka.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Wafdiga ayaa intaa\u00a0 ka dib gaaray degmada Dhahar , halkaa oo ay ku soo dhaweeyeen odayaasha dhaqanka, waxgaradka, maamulka iyo qeybaha Bulshada.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan idin kaga mahadcelin sida halkan aad igu soo dhaweyseen.\u201d ayuu yiri Wasiir Jamaal oo bartamaha Dhahar kula hadlay dadkii soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>\u201c Wax-badan ayaan qorsheynaynay inan isku nimaano duruufo badan oo jiro awgeed, balse maanta marka ay noo suragashay oo aan Garoowe nimid waad maqasheen in qolyo iskudayeen in la joojiyo inan kulankeenu dhicin , Illahay idinkii way dhacday waana isku nimid.\u201d<\/p>\n<p>\u201c Waxaan\u00a0 rabaa inan ka wada-hadalno waxbqabad, isku tashi, wadatashi iyo sidaan gacmaha isku qabsan lahayn. Waxaan idin ka codsanayaa waxyaabaha aad maq-maqleysaan ee siyaasadaha dhacaya wax qabiil ma aha wax reereed ma aha , waa wax shaqsiyaad, siyaasiyiin iyo dad qowleysato ah ay wataan, Nabadda ilaashada , Dadka dariska ah si fiican ula noolaada, Dadka Soomaaliyeed waa dad walaalo ah. \u201cayuu ku daray Wasiir Jamaal Maxamed oo sidoo kale ah Xildhibaan laga soo doorto degmada Dhahar.<\/p>\n<p>Gabagabada, wasiirka ayaa sheegay maalmaha uu ku suganyahay Dhahar inuu kullamo la qaadanayo dhammaan xubnaha Bulshada ee deegaanka, oo uu\u00a0 tilmaamay inay ka wadahadli doonaan xaaladda bulsho, deegaan iyo horumarintooda.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dawladda\u00a0 Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa socdaal toddobaad qaadanaya Khamiista maanta ku gaaray Puntland , isagoo galinkii hore ka deggay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe. Wasiirka iyo wafdi u hoggaaminayay ayaa muddo kooban oo ay ku sugnaayeen Garoowe, wuxuu gaaray degmada Qardho, iyadoo halkaa uu qado sharaf ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74908"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74908\/revisions\/74928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}