{"id":74889,"date":"2021-09-22T21:21:18","date_gmt":"2021-09-22T18:21:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74889"},"modified":"2021-09-22T22:02:09","modified_gmt":"2021-09-22T19:02:09","slug":"la-taliyaha-amniga-m-weyne-farmaajo-fahad-yaasiin-x-daahir-oo-kulamo-gooni-gooni-ah-la-yeelanaya-saraakiisha-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/la-taliyaha-amniga-m-weyne-farmaajo-fahad-yaasiin-x-daahir-oo-kulamo-gooni-gooni-ah-la-yeelanaya-saraakiisha-ciidamada\/","title":{"rendered":"La Taliyaha Amniga M\/weyne Farmaajo Fahad Yaasiin X Daahir oo Kulamo Gooni Gooni ah La Yeelanaya Saraakiisha Ciidamada."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa durba bilaabay inuu kulan la qaato qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dalka iyo taliyaasha ciidamada.<\/p>\n<p>Kulan saacado qaatay ayaa lagu qabtay hoyga Fahad Yaasiin oo ku yaala Madaxtooyada Soomaaliya, halkaasoo ay ku sugnaayeen taliyayaal ciidan oo ay ka mid yihiin Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, ku simaha Taliyaha NISA iyo Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa dhaliyay tuhun ah in Fahad Yaasiin uu weli awood weyn ku dhex leeyahay hay\u2019adaha dowladda, gaar ahaan laamaha amniga oo weli u muuqda kuwo ku shaqeeya amarkiisa.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa iyaguna shaki ka qaba in Fahad Yaasiin oo shalay Muqdisho ku soo laabtay uu abuuri karo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.<\/p>\n<p>Taliyihii hore ee NISA haatana ah Lataliyaha amniga qaranka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku eedeysan kiiska Ikraan Tahliil ayaan weli ka hadlin arrintaas, balse warbixinta uu shirka guddiga amniga qaranka kusoo bandhigayo ayaa ah mid aad loo wada sugayo.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga gudaha ee uu magacaabay raysal wasaare Rooble, Cabdulllaahi Maxamed Nuur ayaa shalay la kulmay Qaali Maxamuud\u00a0 oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax.<\/p>\n<p>Qaali Maxamuud oo ah hooyada Ikraan ayaa ka codsatay Wasiirka inuu u oggolaado inay qabtaan bannaanbax nabadeed oo ujeedkiisu yahay u doodista caddaaladda gabadhooda.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga gudaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay qoyska ayna la qeybsaneyso murugada iyo rafaadka ay qoysku u marayaan in ay caddaalad helaan.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin oo shalay soo gaaray Muqdisho ayaa durba bilaabay inuu kulan la qaato qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dalka iyo taliyaasha ciidamada. Kulan saacado qaatay ayaa lagu qabtay hoyga Fahad Yaasiin oo ku yaala Madaxtooyada Soomaaliya, halkaasoo ay ku sugnaayeen taliyayaal ciidan oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74890,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74889"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74889\/revisions\/74897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74890"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}