{"id":74886,"date":"2021-09-22T19:41:20","date_gmt":"2021-09-22T16:41:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74886"},"modified":"2021-09-22T22:03:14","modified_gmt":"2021-09-22T19:03:14","slug":"safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-turkiga-oo-ka-hadashey-ganacsato-soomaali-la-xir-xirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-turkiga-oo-ka-hadashey-ganacsato-soomaali-la-xir-xirey\/","title":{"rendered":"Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga oo ka Hadashey Ganacsato Soomaali La Xir Xirey."},"content":{"rendered":"<p>Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa markii ugu horraysay ka hadashay ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xirxiray dalka Turkiga, kuwaas oo ay markii dambe gacan ka geysatay siidayntooda.<\/p>\n<p>Safaaraddu waxay sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay in loo qabtay muddo soddon maalmood ah in ay dalka kaga baxaan, oo dib u soo dalbadaan fiise shaqo, oo ay ku ganacsan karaan ama ku shaqayn karaan.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee Turkiga Ambassador Jaamac Caydiid, ayaa sheegay sharciga u yaalla dalka Turkiga inuu dhigayo in qofka dalka ku jooga deganaansho ardaynimo ama dalxiis uusan xaq u lahayn in uu shaqeeyo ama ganacsi ka furto. Haddii lagu qabtana la masaafurinayo.<\/p>\n<p>Sharcigan oo ay dawladdu haatan dhaqan gelintiisa dardar gelisay, ayuu safiirku sheegay inuu saamayn doono dad badan oo ganacsiyo ku leh dalka Turkiga, oo isugu jira Soomaali iyo ajnabi badan oo kale.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa Soomaalida dalkaas ka ganacsata kula taliyay in ay cashar ka qaataan ganacsatada Soomaaliyeed ee loo xirxiray in ay jebiyeen sharciga dowladda Turkigu soo rogtay<\/p>\n<p>\u201cGanacsatada waxaa waajib ku ah in ay dib u eegaan sharciga ay ku shaqaysanayaan iyo ka ay dalka ku joogaan.\u00a0 Dadka ku jooga ardaynimada, dalxiiska iyo caafimaadku shaqo iyo ganacsi midna kama geli karaan. Waxaa looga baahanyahay deganaansho shaqo \u201cWork Permit\u201d ama \u201c\u00c7al\u0131\u015fma \u0130zni\u201d, ayuu yiri safiir Jaamac Ceydiid.<\/p>\n<p>Muddo lix cishe ah ayay ganacsatada Soomaalida ku xirnaayeen dalka Turkiga. Waxaa xusid mudan inuu ganacsigoodu ahaa mid sharciyaysan oo canshuurta laga bixiya, balse dadka furtay ama ka shaqaynayey, ayaa lagu helay in aysan haysan degaanaansho shaqo.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa markii ugu horraysay ka hadashay ganacsato Soomaaliyeed oo lagu xirxiray dalka Turkiga, kuwaas oo ay markii dambe gacan ka geysatay siidayntooda. Safaaraddu waxay sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay in loo qabtay muddo soddon maalmood ah in ay dalka kaga baxaan, oo dib u soo dalbadaan fiise shaqo, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74887,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74886","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74886"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74898,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74886\/revisions\/74898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74887"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}