{"id":74845,"date":"2021-09-20T19:08:32","date_gmt":"2021-09-20T16:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74845"},"modified":"2021-09-20T21:00:49","modified_gmt":"2021-09-20T18:00:49","slug":"faahfaahin-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxdey-qaraxyadii-lagu-burburiyey-dhismihii-garoonka-diyaaradaha-buulo-burte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/faahfaahin-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxdey-qaraxyadii-lagu-burburiyey-dhismihii-garoonka-diyaaradaha-buulo-burte\/","title":{"rendered":"Faah faahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxdey Qaraxyadii Lagu Burburiyey Dhismihii Garoonka Diyaaradaha Buulo Burte."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka degmada Buula burte ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar qaraxyo ahaa oo lagu burburiyay dhismahii garoonka diyaaradaha degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiye Axmed Mahad Nuur ayaa sheegay in ilaa 5 ruux ay ku dhaawacmeen qarax noociisu ahaa miino oo dhulka lagu aasay kaasoo qeyb ka ahaa qaraxyada Shabaab ku burburiyeen dhismaha garoonka diyaaradaha Buula burte ee loogu talo galay iney ku nastaan dadka ka dhoofaya ama kusoo dagaya garoonka Buula burte.<\/p>\n<p>Waxuu sidoo kale sheegay guddoomiye Axmed Mahad Nuur in markii maamulka iyo ciidamada ku baxeen garoonka uu ka dhacay qarax ay Al-Shabaab meel ku aaseen , isla markaana Shanta qof ay ku dhaawacmeen uu sheegay in mid ka mid ah dhaawaciisa daran yahay loona qaadayo Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxyada Al-shabaab ku burburiyeen dhismahii garoonka diyaarada Buula burte ay u sahashay garoonka diyaaradaha oo aanan laheyn wax ilaalo ah mar hadii la gaaro waxii ka dambeeya 02:00 duhurnimo ilaa subixii waaga uu ka baryo maadama ciidamada Jabuuti iyo kuwa Soomaalida ay garoonka tagaan kaliya xiliga diyaarada soo dageysa ay soo dhaw dahay marka ay duushana ay dib ugu laabtaan gudaha degmada Buula burte, maadama uu garoonka ku yaalo duleedka magaalada Buula burte ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa is weeydiinaya sababta ay ku dhacday in Garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burde oo amnigiisa ay gacanta ku hayaan Ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMISOM ay Al-Shabaab si fudud qaraxyo ku burburiyaan.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamulka degmada Buula burte ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar qaraxyo ahaa oo lagu burburiyay dhismahii garoonka diyaaradaha degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. Guddoomiye Axmed Mahad Nuur ayaa sheegay in ilaa 5 ruux ay ku dhaawacmeen qarax noociisu ahaa miino oo dhulka lagu aasay kaasoo qeyb ka ahaa qaraxyada Shabaab ku burburiyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74845"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74864,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74845\/revisions\/74864"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}