{"id":74822,"date":"2021-09-19T23:05:15","date_gmt":"2021-09-19T20:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74822"},"modified":"2021-09-20T00:39:18","modified_gmt":"2021-09-19T21:39:18","slug":"golaha-amaanka-qaramada-midoobey-oo-ku-booriyey-madaxda-soomaaliya-in-ay-khilaafaadkooda-xaliyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/golaha-amaanka-qaramada-midoobey-oo-ku-booriyey-madaxda-soomaaliya-in-ay-khilaafaadkooda-xaliyaan\/","title":{"rendered":"Golaha Amaanka Qaramada Midoobey oo ku Booriyey Madaxda Soomaaliya in ay Khilaafaadkooda Xaliyaan."},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha dowladda Soomaaliya ee is-khilaafsan inay khilaafkooda ku xalliyaan wadahadal ayna mudnaanta koowaad siiyaan qabashada doorashooyinka qaran ee muddada dheer dib u dhacu ku yimid.<\/p>\n<p>Guddiga 15 ka xubnood ayaa bayaan ay soo saareen Sabtidii waxay sidoo kale ugu baaqeen dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada inay hubiyaan in wixii khilaafaad siyaasadeed ah uusan ka weecin dagaalka ka dhan ah Al-shabaab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah.<\/p>\n<p>Qoraalka golaha ammaanka ayaa daba socday wadatashiyo deg -deg ah oo Jimcihii laga yeeshay xiisadda siyaasadeed ee sii xumaanaysa ee Soomaaliya, taas oo kor u qaadday welwelka gobolka iyo kan caalamiga ah ee ku aaddan in Soomaaliya ay wajihi karto xasillooni darro hor leh.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa yimid maalin kadib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu sheegay inuu laalay awoodda Ra&#8217;iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee ah inuu wax magacaabo ama uu eryo.<\/p>\n<p>\u201cKhatarta ay wajahayaan dadka Soomaaliyeed, halista ah in Al-Shabab la siiyo fursad weyn, waa mid aad u sarreeya runtii. Markaa, waxaan doonaynaa inaan sida ugu dhaqsaha badan uga baxno xaaladdan oo aan xallino,\u201d ayaa lagu yiro baaqa golaha ammaanka kasoo baxay.<\/p>\n<p>Af -hayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in iyadoo lagu jiro sannad guuradii koowaad ee heshiiskii 17 -kii Sebtembar, ay Qaramada Midoobay iyo saaxiibadeeda caalamiga ah aad uga walaacsan yihiin in khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya madaxweynaha iyo ra\u2019iisul wasaaraha uu wiiqi doono xasilloonida Soomaaliya iyo in uu carqaladeeyo hannaanka doorashada.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku boorriyay hoggaamiyeyaasha dowladda Soomaaliya ee is-khilaafsan inay khilaafkooda ku xalliyaan wadahadal ayna mudnaanta koowaad siiyaan qabashada doorashooyinka qaran ee muddada dheer dib u dhacu ku yimid. Guddiga 15 ka xubnood ayaa bayaan ay soo saareen Sabtidii waxay sidoo kale ugu baaqeen dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada inay hubiyaan in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74823,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74822","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74822"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74837,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74822\/revisions\/74837"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74823"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}