{"id":74720,"date":"2021-09-16T00:57:22","date_gmt":"2021-09-15T21:57:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74720"},"modified":"2021-09-16T01:52:53","modified_gmt":"2021-09-15T22:52:53","slug":"wajigii-labaad-ee-doorashada-sadex-kursi-oo-barlamaanka-hirshabeele-maanta-guda-galey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/wajigii-labaad-ee-doorashada-sadex-kursi-oo-barlamaanka-hirshabeele-maanta-guda-galey\/","title":{"rendered":"Wajigii labaad ee Doorashada Sadex kursi oo barlamaanka Hirshabeele Maanta Guda Galey."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta markale lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan Baarlamaanka Aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Ilaa 11 Musharax ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay ku wada tartamaan 3 kursi oo ka mid ah 5-ta kursi ee ka harsan doorashada sideeda kursi ee Hirshabeelle oo sadax ka mid aheyd shalay lagu doortay Jowhar.<\/p>\n<p>Mushaxiinta maanta ku tartami doona sadaxda kursi ee lagu wado iney doorashadoodu qabsoonta ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1- Xasan Iidow Muxumed, Cabdinuur Ibraahim nuur, Cismaan Axmed Macow<\/p>\n<p>2- Cismaan Maxamuud Dufle, Maxamuud\u00a0 Axmed Nuur tarsan, Raage Xasan Xuute<\/p>\n<p>3- Cali Shacbaan Ibraahim, Caballe Xuseen Cabdi, Caasho Xuseen Abuukar, Cabdulahi tawaad, Cabdiqaadir Xanafi<\/p>\n<p>Doorashada maanta dhaceysa ee sadaxda kursi ah ayaa waxaa la sheegaya in kursiga ugu doorashada adag uu yahay, kursiga ay ku wada tartami doonaan Musharaxiinta kala ah, Dr, Cismaan Maxamuud Maxamed Dufle, Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Raage Xasan Cismaan Xuuti.<\/p>\n<p>Tan iyo Xalay waxaa magaalada Jowhar laga dhex dareemayay kulamo gooni gooni ah oo ay Musharaxiinta lakala qaadanayeen Xildhibaanadda Hirshabeelle oo Musharax kasta ka codsanaayay iney codkooda siiyaan.<\/p>\n<p>Doorashadii Shalay gabal dhacii ka bilaabatay magaalada Jowhar ayaa waxaa kursiga koowaad ee Aqalka Sare ee Hirshabeelle ku guuleystay Senatar Muuse Suudi Yalaxow, waxaana kursiga labaad loo doortay Nuur Maxamed Canjeex, iyadoo midka saddexaad ay ku guuleysatay Fartuun Cabdulqaadir Faarax Karaama oo Cod gacan taag ah lagu doortay kadib markii ay tanaasushay gabadhii la tartameysay.<\/p>\n<p>Doorashada labada kursi ee ugu dambeysa kuraasta ka sideeda ah ee doorashadoodu taalo Jowhar ayaa waaxay dhaceysa maalinta berito ah sida uu yahay qorshaha doorashada Aqalka sare ee Hirshabeelle.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta markale lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan Baarlamaanka Aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeelle. Ilaa 11 Musharax ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay ku wada tartamaan 3 kursi oo ka mid ah 5-ta kursi ee ka harsan doorashada sideeda kursi ee Hirshabeelle oo sadax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74721,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74720","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74720","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74720"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74739,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74720\/revisions\/74739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}