{"id":74691,"date":"2021-09-14T23:46:02","date_gmt":"2021-09-14T20:46:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74691"},"modified":"2021-09-15T01:04:28","modified_gmt":"2021-09-14T22:04:28","slug":"muuse-suudi-oo-ku-guuleystey-kursigii-ugu-horeeyey-ee-aqalka-sare-ku-meteli-doona-maamulka-hirshabeele","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/muuse-suudi-oo-ku-guuleystey-kursigii-ugu-horeeyey-ee-aqalka-sare-ku-meteli-doona-maamulka-hirshabeele\/","title":{"rendered":"Muuse Suudi oo ku Guuleystey Kursigii Ugu Horeeyey ee Aqalka Sare ku Meteli Doona Maamulka Hirshabeele."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay doorashada kursigii ugu horeeyay ee kuraasta Aqalka sare ee deegaan doorashadiisu tahay Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo idlaatay waxaa ku wada tartamay ilaa afar Musharax oo kala ahaa Muuse Suudi Yaxalow, Axmed Xuseen Caddow Daaci, Cabdullaahi Sheekh Xasan iyo Dr Cadaay waxaana doorashada wareegii labaad ku tanaasulay Cabdullaahi Sheekh Xasan oo wareegii koowaad helay 15 cod, halka Dr Cadaay uu isna helay 2 cod kaaso ku haray.<\/p>\n<p>Wareega saddexaad ee doorashada ayaa waxaa ku tartamay laba Musharax oo kala ah Muuse Suudi Yalaxow iyo Axmed Xuseen Caddow Daaci, waxaana wareega sadaxaad ku guuleystay Senatar Muuse Suudi oo markale noqday Xildhibaanka Aqalka sare ee 4-ta sano ee soo socota Hirshabeelle ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo helay codad gaaraya 55 Cod, halka Axmed Daaci uu helay 43 Cod.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii ka dhacday Magaalada Jowhar, wuxuuna shaaciyay in Muuse Suudi uu ku guuleystay kursigii ugu horreeyay Aqalka Sare ee Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo gabagaboowday ayaa ahaa kursiga horayba loo sii saadaalinaayay inuu yahay midka ugu adag ee lagu tartami doono kaaso ilaa wareeg sadaxaad la isla gaaray laguna kala adkaaday cod isku dhaw marka loo eego doorashooyinkii horay uga dhacay maamulada qaar.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa daqiiqado kadib bilaaban doonta doorashada kursiga labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan laba Musharax oo kala ah Maxamed Cusmaan Dhega-Juun iyo Nuur Maxamed Geedi (Canjeex).<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay doorashada kursigii ugu horeeyay ee kuraasta Aqalka sare ee deegaan doorashadiisu tahay Hirshabeelle. Kursiga koowaad ee doorashadiisa soo idlaatay waxaa ku wada tartamay ilaa afar Musharax oo kala ahaa Muuse Suudi Yaxalow, Axmed Xuseen Caddow Daaci, Cabdullaahi Sheekh Xasan iyo Dr Cadaay waxaana doorashada wareegii labaad ku tanaasulay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74691\/revisions\/74706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}