{"id":7468,"date":"2012-06-15T12:35:28","date_gmt":"2012-06-15T12:35:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7468"},"modified":"2012-06-15T12:43:09","modified_gmt":"2012-06-15T12:43:09","slug":"maxkamada-dambiyada-dalka-franca-oo-muwaadiniin-soomaali-ah-xukun-ku-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/maxkamada-dambiyada-dalka-franca-oo-muwaadiniin-soomaali-ah-xukun-ku-riday\/","title":{"rendered":"Maxkamada Dambiyada Dalka franca oo muwaadiniin Soomaali ah Xukun Ku Riday."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/court-malawi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7471\" title=\"court-malawi\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/court-malawi-e1339764106489.jpg\" alt=\"\" width=\"577\" height=\"378\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/court-malawi-e1339764106489.jpg 577w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/court-malawi-e1339764106489-300x196.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 577px) 100vw, 577px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Maxkamadeynta 7 muwaadin oo soomaali ah isla markaana loo heysto burcad badeednimo ayaa waxaa ay ka dhacday maxkamadda sare\u00a0 magalada Paris ee caasimadda dalka Fransiska.<\/p>\n<p>Raggani dhamaanood waxaa loo heystaa afduub sanadkii 2008 loo geystay markabka Ponant ee dalka faransiiska kaa soo laga afduubtay biyaha gacanka cadmeed.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah burcad badeedda\u00a0 la maxkamadeeyay\u00a0 oo magaciisa lagu sheegay Ismael Ali Samatar da\u2019diisuna ay tahay 31 jir ayaa qirtay inuu ka qeyb qaatay afduubka markabkaasi Ponant.<\/p>\n<p>Maxkamadda danbiyada ee magaalada Paris ayaa xukunka ay riday wuxuu kala ahaa 4 ka mid ah burcad badeedda oo la cadeeyay In ay hubeysnaayeen oo lagu xukumay 10 sano oo xarig ah.<\/p>\n<p>2 kale oo la sheegay in ay raashinka u karinayeen burcad badeedda oo iyaguna lagu xukumay 7 sano oo xarig ah.<\/p>\n<p>Dowladda Faransiiska ayaa 4 sano oo xarig ah ku xukuntay darawalkii burcad badeedda soomaalida ee u kaxeynayay maraakiibta ay qafaashaan iyo doonyaha ay saaranyihiin.<\/p>\n<p>Qaadiga maxkamadda ayaa xukunka kadib wuxuu sheegay in raggan ay ahaayeen kuwii afduubtay markabkii Ponant iyo 30 shaqaale ah oo saarnaa kaa soo dowladda Faransiiska ay ku soo furatay lacag dhan 2.15 Million oo doolarka mareykanka ah.<br \/>\n<strong><br \/>\nXafiiska Warqabadka Warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Maxkamadeynta 7 muwaadin oo soomaali ah isla markaana loo heysto burcad badeednimo ayaa waxaa ay ka dhacday maxkamadda sare\u00a0 magalada Paris ee caasimadda dalka Fransiska. Raggani dhamaanood waxaa loo heystaa afduub sanadkii 2008 loo geystay markabka Ponant ee dalka faransiiska kaa soo laga afduubtay biyaha gacanka cadmeed. Mid ka mid ah burcad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7468"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7473,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7468\/revisions\/7473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}