{"id":74678,"date":"2021-09-14T22:54:52","date_gmt":"2021-09-14T19:54:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74678"},"modified":"2021-09-15T01:01:22","modified_gmt":"2021-09-14T22:01:22","slug":"barlamaanka-hirshabeele-oo-maanta-bilaabey-wajiga-koowaad-doorashada-xildhibaanada-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/barlamaanka-hirshabeele-oo-maanta-bilaabey-wajiga-koowaad-doorashada-xildhibaanada-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Hirshabeele oo Maanta Bilaabey Wajiga Koowaad Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw lagu wadaa maanta oo talaado in si rasmi ah magaalada Jowhar ay uga bilaabato doorashada Xildhibaanada Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya dowlad goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>27 Musharax ayaa u taagan iney ku tartamaan 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka sare kuwaas oo shalay Baarlamaanka Hirshabeelle ka hor jeediyay khudbadahooda Musharaxnimo oo ay kusoo bandhigayeen mid walba waxyaabaha uu qaban doono hadii ay guuleeysto.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah sideeda kursi ee lagu tartami doono waxaa ka mid ah kuraas doorashadoodu xiiso gaar ah leh oo ay ku wada tartami doonaan Musharaxiin dooneysa iney soo laabtaan iyo kuwa cusub oo dadaal badan ugu jira sidey usoo bixi lahayeen.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ku tartami doona sideeda kursi ee doorashadooda maanta iyo berito ay ka dhaceyso magaalada Jowhar ayaa tiradooda aad u badan tahay marka loo fiiriyo doorashooyinkii ka qabsoomay maamul goboleedyada kale ee dalka,<\/p>\n<p>Magacyada 27 Musharax ee Maanta iyo Beri Tartami doono ayaa kala ah.<\/p>\n<p>1. Muuse Suudi Yalaxow, Cabdullahi Sheekh Xasan, Axmed Xasan Cadow Daaci, Dr. Xasan Cadaay Cali<\/p>\n<p>2. Maxamed Amiiin Sheekh Cusmaan, Daaha Muhudiin Sheekh Daa\u2019uud, Axmed Maxamed Cal (Afcadeey), Yussuf Macallin Xasan (Filla-Dheere)<\/p>\n<p>3. Maxamed Axmed Nuur (Tarsan), Raage Xasan Cusmaan (Xuut), Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)<\/p>\n<p>4. Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-Juun, Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)<\/p>\n<p>5. Call Shacbaan Ibraahim, C\/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir, Cabdullahi Axmed Tawaad, Caasho Xuseen Abuukar<\/p>\n<p>6. Cabdalle Cabdi Xuseen, Xasan lidow Muxumed Kobac, Cusmaan Axmed Macow, Cabdinuur Ibraahim Nuur<\/p>\n<p>7. Fartuun C\/Qaadir Faarah Karaama, Sacdlya Yarrow Aadan<\/p>\n<p>8. Nacimo Ibraahim Yuusuf, Zamzam Cabdullahi<br \/>\nXuseen, Maxamed Macallin Xasan Kulmiye, Abuukar Xasan Call\u00a0 Maqaneey<\/p>\n<p>Doorashadaan maanta ka bilaabaneysa magaalada Jowhar ayaa waxaa goobjoogayaal ka ah xubno ka tirsan guddiyada doorashada heer fedaraal iyo heer dowlad goboleed kuwaas oo dhankooda sheegay in doorashadaan ay tahay mid si cadaalad ah lagu soo xulay si cadaalad ahna ku dhici doonto, waxaana sidoo kale maanta laga dareemaya Jowhar amaanka oo si weyn loo adkeeynayo.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw lagu wadaa maanta oo talaado in si rasmi ah magaalada Jowhar ay uga bilaabato doorashada Xildhibaanada Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya dowlad goboleedka Hirshabeelle. 27 Musharax ayaa u taagan iney ku tartamaan 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka sare kuwaas oo shalay Baarlamaanka Hirshabeelle ka hor jeediyay khudbadahooda Musharaxnimo oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74679,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74678"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74703,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74678\/revisions\/74703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74679"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}