{"id":74524,"date":"2021-09-07T21:40:05","date_gmt":"2021-09-07T18:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74524"},"modified":"2021-09-07T21:47:49","modified_gmt":"2021-09-07T18:47:49","slug":"daawomunaasabad-ay-isku-cafinayeen-siyaasiyiinta-g-waqooyi-oo-uu-ka-qayb-galey-r-wasaare-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/daawomunaasabad-ay-isku-cafinayeen-siyaasiyiinta-g-waqooyi-oo-uu-ka-qayb-galey-r-wasaare-rooble\/","title":{"rendered":"Daawo:>Munaasabad ay Isku Cafinayeen Siyaasiyiinta G\/waqooyi oo uu Ka Qayb Galey R\/wasaare Rooble."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in loo diyaar garoobayo qabashada doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland, kadib heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii ka dhex taagnaa siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Rooble ayaa ka dalbaday siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Waqooyi iney u diyaar garoobaan doorashada ayna soo diyaariyaan jadwalka doorashada, islamar ahaantaana cafis weydiistay Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Xildhibaanada labada Aqal ee gobolada Waqooyi kasoo jeeda.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>&#8220;Sharaf ayay ii ahayd in aan maanta ka qeyb galo munaasabadda iscafinta iyo xoojinta is-afgaradkii laga gaaray khilaafkii walaaleheenna gobollada woqooyi ee arrimaha doorashooyinka. Waxaan diyaar u ahay in aan gacan ku siiyo sidii ay u qabsan lahaayeen doorashooyin ay xor u yihiin, ka maran faragelin, aanna ka hor wareejinno wax kastoo caqabad ah.<\/p>\n<p>Waxaan rajeynayaa in ay sida ugu dhaqsaha badan u bilaabato doorashada xildhibaannada ka soo jeeda gobollada woqooyi.oo ugu soo horreeyaan mudaneyaasha Somaliland ku matalaya Aqalka Sare&#8221; ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray Raysal wasaare Rooble ineysan jirin cid ku takrifali karta awooda shacabka Somaliyeed, wax walbana horay looga soconaayo.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Diyaar u ahay in Halaqa, Dhurwaayada iyo Dawacooyinka geesaha taag taagan aan idinka celiyo&#8221; ayuu yiri Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad uu ka qeyb galay oo ay isku cafinayeen siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Waqooyi ee Somaliland, kadib heshiiskii wadajirka ahaa ay gaareen Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed iyo Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1ozo1bEoHTc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in loo diyaar garoobayo qabashada doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland, kadib heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii ka dhex taagnaa siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi. Rooble ayaa ka dalbaday siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Waqooyi iney u diyaar garoobaan doorashada ayna soo diyaariyaan jadwalka doorashada, islamar ahaantaana cafis weydiistay Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74524"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74532,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74524\/revisions\/74532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}