{"id":74459,"date":"2021-09-04T20:57:47","date_gmt":"2021-09-04T17:57:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74459"},"modified":"2021-09-05T00:30:06","modified_gmt":"2021-09-04T21:30:06","slug":"ciidamada-puntland-ee-tegay-galmudug-oo-maamulka-galmudug-si-waafiya-uga-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/ciidamada-puntland-ee-tegay-galmudug-oo-maamulka-galmudug-si-waafiya-uga-hadleen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Puntland ee Tegay Galmudug oo Maamulka Galmudug Si waafiya uga Hadleen."},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horraysay ka hadlay ciiddamo katirsan Puntland oo gaaray deegaannada koonfurta gobolka Mudug, si ay uga qeyb qaataan dagaalka Galmudug kula jirto Alshabaab.<\/p>\n<p>Labadii maalmood ee ugu dambeysay ayaa warbaahinta lagu arkayay ciidamadan oo watay dabaabaadka dagaalka, kuwaas oo isku diyaariyay in ay Galmudug ka caawiyaan dagaalka Alshabaab.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka amniga maamulka Galmudug Cabdulahi Cabdisalan, ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay in ay iyaga maamulka Puntland ka dalbadeen in ay ka caawiyaan dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Maadaama Puntland, ay khibrad u leedahay la -dagaallanka Alshabaab, waxaan ka codsannay inay naga caawiyaan sidii aan Al -shabaab uga saari lahayn dhulka ay naga haystaan,&#8221; ayuu yiri Wasiir ku -xigeenka Amniga Galmudug, Cabdulahi Cabdisalaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare, ayaa maalmo ka hor sheegay inay Galmudug u direen ciidamo khibrad u leh la -dagaallanka Al \u2013shabaab.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u dirnay Galmudug ciidamo yaqaan sida loola dagaallamo Al -shabaab, waana isbahaysi lagu ciribtirayo Alshabaab,&#8221; ayuu yiri guddoomiye Yare oo ka gaabsaday inuu sheego tirada ciidamada loo diray.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa dhawaan dib ula wareegay magaalada Camaara oo ah magaalo istiraatiiji ah oo ku taal waddada aadeysa magaalo -xeebeedka Xarardheere, oo ah goob ay al -Shabaab\u00a0 aad ugu xooggan tahay.<\/p>\n<p>Alshabaab waxay sidoo kale sheegeen in ay ku sugan yihiin degmada Bacaadweyne iyo Shabeellow oo ah dhulkii horay looga saaray, balse ay makii dambe isagoo baxeen.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa markii ugu horraysay ka hadlay ciiddamo katirsan Puntland oo gaaray deegaannada koonfurta gobolka Mudug, si ay uga qeyb qaataan dagaalka Galmudug kula jirto Alshabaab. Labadii maalmood ee ugu dambeysay ayaa warbaahinta lagu arkayay ciidamadan oo watay dabaabaadka dagaalka, kuwaas oo isku diyaariyay in ay Galmudug ka caawiyaan dagaalka Alshabaab. Wasiir ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74459"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74479,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74459\/revisions\/74479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74460"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}