{"id":74419,"date":"2021-09-02T22:06:53","date_gmt":"2021-09-02T19:06:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74419"},"modified":"2021-09-02T22:43:23","modified_gmt":"2021-09-02T19:43:23","slug":"m-weyne-muuse-biixi-cabdi-oo-isku-bedel-ku-sameeyey-golaha-xukuumadda-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/09\/m-weyne-muuse-biixi-cabdi-oo-isku-bedel-ku-sameeyey-golaha-xukuumadda-somaliland\/","title":{"rendered":"M\/weyne Muuse Biixi Cabdi oo Isku Bedel Ku Sameeyey Golaha Xukuumadda Somaliland."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday 5 wasiir oo xukuumadiisa ka tirsana, 2 wasiir ku xigeen, wakiilkii Somaliland ee dalka Itoobiya, guddoomiyihii hay&#8217;ada shaqalaha\u00a0 iyo guddoomiyihii baanka dhexe, madaxweynaha ayaa sidookale isku badal sameeyay.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Wasiirada xilka waayay ayaa kala ah, wasiirkii diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, wasiirkii beeraha Axmed Muunin Seed, wasiirkii biyaha Maxammed Muuse Diiriye, wasiirkii ciyaaraha Boos Mirre Maxammed iyo Jaamac Maxamuud Cigaal wasiirki macdanta iyo tamarta.Wasiirku xigeenada iyo saraakiisha kale ee xilka laga qaaday ayaa kala ah, Cabdinaasir Cumar Jaamac wasiir ku xigeenkii warfaafinta, Cabdiqaadir Cumar Jaamac wasiir ku xigeenkii qorshaynta, Yuusuf Maxammed Guuleed wakiil Somaliland ee Itoobiya, Farxaan Aadan Haybe guddoomiyihi hay&#8217;ada shaqaalah, Cali Ibraahin Jaamac guddoomiyihii baanka dhexe.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xilka qaadista kadib masuuliyiin cusub u magacaabay xilalka banaanaaday.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Ciise Kayd Maxamuud ayaa loo magacabay jagada wasiirka arrimaha dibada oo mudo bilo ah banaanayd, Maxammed Xaaji Cismaan Jaamac ayaa loo magacaabay wasiirka beeraha, Cali Xasan Maxammed Jaamac ayaa loo magacaabay wasiirka biyaha, Cabdillaahi Faarax Cabdi ayaa loo magacaabay wasiirka tamarta, Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali ayaa loo magacaabay wasiirka diinta iyo awqaafta, Cabdirisaaq Xaaji Ducaale qanbi ayaa loo magacaabay wasiirka ciyaaraha.Wasiirku xigeenka qorshaynta ayaa loo magacaabay\u00a0 Axmed Xasan Nuur, wasiir ku xigeenka warfaafinta ayaa loo magacaabay\u00a0 Cabdiraxman Cali Cabdi Cali, wakiilka Itoobiya ayaa loo magacaabay Maxammed Axmed Maxamuud, guddoomiyaha baanka dhexe ayaa loo magacaabay, Cali Cabdillaahi Daahir, guddoomiyaha hay&#8217;ada shaqaalaha ayaa loo magacaabay Khaalid Jaamac Axmed.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynaha ayaa sidookale isku badal ku sameeyay wasiirada wasaarada qaar iyo wasiir ku xigeeno.<\/p>\n<p>Wasiirka caafimaadka ayaa loo magacaabay Xasan Maxammed Cali oo aha wasiirkii howlaha guud halka\u00a0 wasiirka caafimaadka la geeyay qorshaynta, Cabdirisaaq Maxamed Cataash ayaa sidookale loo magacaabay wasiirka gaadiidka halka wasiirkii gaadidka\u00a0 loo magacaabay\u00a0 howlaha guud, Cabdillaahi Cabdiraxman Aare ayaa loo magacaabay wasiirka maal gashiga halka wasiirkii maal gashiga la geeyay xafiiska Somaliland ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Amb: Baashe Cumar Cali ayaa\u00a0 loo magacabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada, liibaan Yusuf Cismaan ayaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka caafimaadka, Cabdinaasir Caydiid Maxamed wasiir ku xigeenka arimaha gudaha, Siciid Axmed Jibriil wasiirku xigeenka biyaha, Maxamed Xasan Nuur wasiir ku xigeenka qorshaynta, Muuse Ibraahin Yuusuf Wasiir ku xigeenka dalxiiska.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/Sept\/202192637661691012086328.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/Sept\/202192637661691275050891.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/Sept\/202192637661691519668568.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday 5 wasiir oo xukuumadiisa ka tirsana, 2 wasiir ku xigeen, wakiilkii Somaliland ee dalka Itoobiya, guddoomiyihii hay&#8217;ada shaqalaha\u00a0 iyo guddoomiyihii baanka dhexe, madaxweynaha ayaa sidookale isku badal sameeyay. Wasiirada xilka waayay ayaa kala ah, wasiirkii diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, wasiirkii beeraha Axmed Muunin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74419"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74419\/revisions\/74431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}