{"id":74324,"date":"2021-08-28T22:52:38","date_gmt":"2021-08-28T19:52:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74324"},"modified":"2021-08-29T01:26:13","modified_gmt":"2021-08-28T22:26:13","slug":"xiisaddii-ka-taagneyd-magaalada-b-weyne-oo-heshiis-horudhac-ah-laga-gaarey-sida-lagu-soo-waramayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/08\/xiisaddii-ka-taagneyd-magaalada-b-weyne-oo-heshiis-horudhac-ah-laga-gaarey-sida-lagu-soo-waramayo\/","title":{"rendered":"Xiisaddii Ka Taagneyd Magaalada B\/weyne oo Heshiis Horudhac ah Laga Gaarey Sida Lagu Soo Waramayo."},"content":{"rendered":"<p>Mudo 48 saacadood ah oo kulamo wadatashi ah oo xal loogu raadinayay xiisad ka taagneyd magaalada Baledweyne mudo todobaad ah ayaa galinkii dambe ee maanta heshiis hordhac ah laga gaaray.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo kaashanayay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo Odayaasha dhaqanka ayaa si wadajir ah ugu guleystay in heshiis hordhac ah laga gaaro xiisadii dhawaan ka dhalatay safarkii sida qasabka ahaa ee Baledweyne loogu keeni rabay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe, taasoo keentay in ciidamo la baxay Badbaado Hiiraan ay la wareegen xarumahii Hirshabeelle ee Baledweyne.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed, Ugaas Xasan iyo Odayaasha dhaqanka ayaa isla meel dhigay in ciidamada Badbaado Hiiraan laga saaro goobaha ay gacanta ku hayaan, islamarkaana ay dib ugu laabtaan xarumahoodi shaqada si ay u gutaan waajibaadkooda qaran.<\/p>\n<p>Heshiiska horshaca ah ee la gaaray ayaa sheegaya in wax walba lagu dhameyn doono si nabdoon, waxayna labada dhinac ku balameen inay isugu yimaadaan shirweyne kale oo lagu dhameynaayo tabashada laga qabo maamulka Hirshabeelle, waxaana arintaasi la sheegay in looga dambeeynaayo talada iyo tabashada Beesha Xawaadle ay ka qabto Hirshabeele Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan.<\/p>\n<p>&#8220;Majiraan qodobo rasmi ah oo heshiiska horshaca ah lagu kala saxiixday ee waxaa la isla meel dhigay in waxii tabasho ah gogol nabdoon la isugu yimaado si xal waara looga gaaro tabaahada ay Hirshabeele ka qabaan Beesha Xawaadle &#8221; ayuu yiri qof goobjooge ah oo inaga codsaday inaan magaciisa adeegsan.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa soo dhaweeyay heshiiskan hordhaca ah ee maanta laga gaaray xiisadii ka taagneyd magaalada Baledweyne dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudo 48 saacadood ah oo kulamo wadatashi ah oo xal loogu raadinayay xiisad ka taagneyd magaalada Baledweyne mudo todobaad ah ayaa galinkii dambe ee maanta heshiis hordhac ah laga gaaray. Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo kaashanayay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo Odayaasha dhaqanka ayaa si wadajir ah ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74324"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74328,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74324\/revisions\/74328"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}