{"id":7426,"date":"2012-06-15T08:31:32","date_gmt":"2012-06-15T08:31:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7426"},"modified":"2012-06-15T09:05:32","modified_gmt":"2012-06-15T09:05:32","slug":"kooxo-ku-hubeysan-bistoolad-oo-maanta-fal-dil-ah-ka-geystay-degmada-wardhiigley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/kooxo-ku-hubeysan-bistoolad-oo-maanta-fal-dil-ah-ka-geystay-degmada-wardhiigley\/","title":{"rendered":"Kooxo Ku Hubeysan Bistoolad Oo Maanta Fal Dil Ah ka Geystay Degmada Wardhiigley."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/busto.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7435\" title=\"busto\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/busto-e1339750678838.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"358\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/busto-e1339750678838.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/busto-e1339750678838-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Rag Hubaysan ayaa xalay toogasho qorshaysan ugaystay qof shacab ah gudaha degmada dhawaan loo bixiyay Warta Nabada \u201cEx Wardhiigley\u201d ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wararka waxaa ay sheegayaan in koox wajiga soo duubatay ay wiilkan dhalinyarada ku toogteen xaafada labo-dhagax ee degmada Warta Nabadda.<\/p>\n<p>Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Warqaad.com usheegay in kooxda oo ku hubaysnayd Bastoolad ay rasaas badan la dhaceen marxuumka ilaa uu geeriyoodo.<\/p>\n<p>Markii ay dilka gaysteen kooxdan dablayda ah ayaa ka baxsaday goobta oo xili danbe ay gaareen ciidamada dowlada KMG oo holwgalo ay sameeyeen aan kla ogayn cida ay kusoo qabteeen.<\/p>\n<p>Dilalka iyo amaan xumada kale ayaa kusii badanaya magaaladda Muqdisho gaar ahaan degmada Wardhiigley, iyadoo dowlada KMG ay sheegto in amaanka ay sugayso.<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warqabadka warsom.com<\/strong><br \/>\n<strong>Muqdisho,Somaliya. <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Rag Hubaysan ayaa xalay toogasho qorshaysan ugaystay qof shacab ah gudaha degmada dhawaan loo bixiyay Warta Nabada \u201cEx Wardhiigley\u201d ee gobolka Banaadir. Wararka waxaa ay sheegayaan in koox wajiga soo duubatay ay wiilkan dhalinyarada ku toogteen xaafada labo-dhagax ee degmada Warta Nabadda. Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa Warqaad.com usheegay in kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7426","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7426"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7447,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7426\/revisions\/7447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}