{"id":74220,"date":"2021-08-23T20:09:01","date_gmt":"2021-08-23T17:09:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74220"},"modified":"2021-08-23T20:31:03","modified_gmt":"2021-08-23T17:31:03","slug":"shaqaaqadii-magaalada-b-weyne-oo-ugaas-yuusuf-iyo-odayaasha-dhaqanku-ku-guuleysteen-in-ay-joojiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/08\/shaqaaqadii-magaalada-b-weyne-oo-ugaas-yuusuf-iyo-odayaasha-dhaqanku-ku-guuleysteen-in-ay-joojiyaan\/","title":{"rendered":"Shaqaaqadii Magaalada B\/weyne oo Ugaas Yuusuf iyo Odayaasha Dhaqanku ku Guuleysteen in ay Joojiyaan."},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyaga oo kaashanayay iney ku guuleysteen dajinta xaalad kacsanaan aheyd oo ka taagneyd magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay ku guuleysteen inaysan xabad ka dhicin magaalada Baledweyne oo xalay ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya si nabad galyo ah ula wareegeen xarumahii maamulka Hirshabeelle ee Baledweyne.<\/p>\n<p>Nabadoon Maxamed Cabdi Raaxooy oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney ku guuleysteen in ciidamada la wareegay xarumahii muhiimka ahaa ineysan sameynin wax gacan ka hadal ah ilaa inta laga dhameynayo waxyaabaha keenay in ciidamadan ay qabsadaan xarumahii Hirshabeelle.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa shaki inooga jiraa in Hiiraan ay ka mid tahay gobolada Soomaalida sababto ah madaxda dowladda way arkaan waxa ka jira Hiiraan mana soo faragaliyaan, Raysal wasaare Roobloow maxa kaga soo uray Hiiraan Waqooyi waad inoo dhaaftay Koofur waad inoo dhaaftay Dhuusamareeb waad tagtay Baydhabo wad tagtay Gedo wad tagtay Kismaayo wad tagtay maxa Baledweyne oo kasoo uray oo aad la iman la&#8217;dahay, Rooblow waxan kugu baaqaya inaad si deg deg ah usoo faragaliso arinta Hiiraan oo aadan indhaha ka fiiraan&#8221; ayuu yiri Nabadoon Raaxooy.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Cabdullaahi Barre oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidanka la wareegay Baledweyne ayaa sheegay iney kusii sugnaan doonaan xarumaha ay qabsadeen ilaa rabitaanka dadka reer Hiiraan uu ka meel maro.<\/p>\n<p>Shacabka ku dhaqan Baledweyne ayaa duhurnimadii maanta gaarsiiyay deeq Xoolo ah ciidamada la wareegay gacan ku heynta Baledweyne ee la baxay badbaadada Hiiraan.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyaga oo kaashanayay iney ku guuleysteen dajinta xaalad kacsanaan aheyd oo ka taagneyd magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay ku guuleysteen inaysan xabad ka dhicin magaalada Baledweyne oo xalay ciidamo ka tirsan Militariga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74220"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74229,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74220\/revisions\/74229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}