{"id":74173,"date":"2021-08-20T23:37:58","date_gmt":"2021-08-20T20:37:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74173"},"modified":"2021-08-22T01:40:59","modified_gmt":"2021-08-21T22:40:59","slug":"aun-magaalada-boorame-ee-g-awdal-oo-uu-ku-geeryooday-fannaan-caan-ahaa-aadna-loo-jeclaa-waayo-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/08\/aun-magaalada-boorame-ee-g-awdal-oo-uu-ku-geeryooday-fannaan-caan-ahaa-aadna-loo-jeclaa-waayo-hore\/","title":{"rendered":"AUN Magaalada Boorame ee G\/awdal oo uu Ku Geeryooday Fannaan Caan ahaa Aadna Loo Jeclaa Waayo Hore."},"content":{"rendered":"<p>Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Cabdiraxman Dheere ayaa waayihiisii fanka ahaa fannaan aad caan uga ah bulshada fanka jecel dhexdeeda, wuxuuna codkiisa ku qaaday heeso badan oo hirgalay isla markaana wuxu ahaa mulaxan wayn iyo hal abuur riwaayadaha iyo heesaha curiya.<\/p>\n<p>Heesaha uu ku luuqeeyey kuwooda ugu caansan waxa kamid ah, Halkan aynu joogna ma jidkii siraadbaa, Suul-dhabbaale, Geesiga barbaarta, Allahayow dhib badana ninka tagay dhulkisii, Boqorkii haweenkay, Hargaysay iyo Umadyahay.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Dheere sidookale heesaha uu laxanka saaray ayaa waxa ugu caansan, Wisiisi oo ay ku luuqayso Aamina Cabdillahi Xirsi, Jidka siraad oo uu isagu qaado, Suul-Dhabbaale oo isaga iyo Sahra Axmed Jaamac wada qadaan, Geesiga barbaarta oo uu sagu qaado iyo Umadyahay oo uu sagu qaado.<\/p>\n<p>Cabdiraxman riwaayadaha uu ka qayb qaatay waxa kamid ah, Dab jacayl kari waa, Farxadi waa naxdin iyo riwaayad lagu magacaabi jiray Soomaaliya oo ahayd riwayad Waddani ah oo ay soo agaasintay dowladii Kacaanka.<\/p>\n<p>Fannaanka ayaa la sheegay in uu habeenkii xalay saxasho ugu geeriyooday magaalada Boorama, oo uu dagana 30 kii sano ee ugu danbeeyay. Fannaanka waxa u dhaxday Aamina Cabdillaahi Xirsi, oo ah fannaanad caan ah, waxana caruurtiisa ugu caansan Hodan Cabdiraxman Dheere oo ah fannaanad da&#8217;yar.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah. Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74174,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74173"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74203,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74173\/revisions\/74203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}