{"id":74080,"date":"2021-08-17T20:46:48","date_gmt":"2021-08-17T17:46:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=74080"},"modified":"2021-08-17T22:10:29","modified_gmt":"2021-08-17T19:10:29","slug":"dagaal-galabta-ku-dhexmarey-ciidamada-daraawiishta-galmudug-iyo-al-shabaab-oo-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-laga-soo-sheegayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/08\/dagaal-galabta-ku-dhexmarey-ciidamada-daraawiishta-galmudug-iyo-al-shabaab-oo-khasaare-dhimasho-iyo-dhaawac-laga-soo-sheegayo\/","title":{"rendered":"Dagaal Galabta Ku Dhexmarey Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Al-shabaab oo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Laga Soo Sheegayo."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyey ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhwaacba leh, iyadoo Al-Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyey shan askari oo ka tirsanaa daraawiishta Galmudug iyo sarkaal sare ayaa ku geeriyooday dagaalka, kadib markii Al-Shabaab ay galabta weerar culus ku qaadeen fariisin ay ciidamada daraawiishta Galmudug ku laahayeen deegaanka Shabeelow oo u dhaw Bacaadweyn.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa Caasimada Online u sheegay inay jiraan dhaawacyo badan oo soo gaaray ciidamada daraawiishta Galmudug, markii laga soo tago dhimashada shanta askari iyo sarkaalkaas oo ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan daraawiishta Galmudug.<\/p>\n<p>Gaashaanle Maxamed Cali Salaad oo ah sarkaalka ku dhintay dagaalkii galabta ka dhacay deegaanka Shabeelow ayaa ahaa Taliyihii ururka Horseed ee ciidanka daraawiishta Galmudug, sidoo kale gaari dagaal ayaa ciidanka Galmudug looga gubay dagaalka, sida ay noo xaqiijiyeen dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab ayaa werisay in war kasoo baxay kooxda ay ku sheegatay in ciidamada Galmudug ay dagaalkii galabta uga dileen 30-askari oo saraakiil ay kamid yihiin iyo dhaawacyada tobanaan askari oo kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale warkaan laga soo xigtay Al-Shabaab waxay ku sheegteen inay dagaalka ku qabteen Taliyihii ciidamada badda maamulka Galmudug, isagoo nool, kaas magaciisa ay ku sheegeen Xirsi Cali Shire.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhaxeeyey ciidanka daraawiishta Galmudug iyo kooxda Al-Shabaab ayaa galabta ka dhacay deegaanka Shabeellow ee gobalka Mudug, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhwaacba leh, iyadoo Al-Shabaab ay guulo ka sheegteen dagaalkaas. Inta la xaqiijiyey shan askari oo ka tirsanaa daraawiishta Galmudug iyo sarkaal sare ayaa ku geeriyooday dagaalka, kadib markii Al-Shabaab ay galabta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":74081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-74080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74080"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74093,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74080\/revisions\/74093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}