{"id":73826,"date":"2021-08-04T20:57:54","date_gmt":"2021-08-04T17:57:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=73826"},"modified":"2021-08-04T21:14:53","modified_gmt":"2021-08-04T18:14:53","slug":"shahaadooyinka-ay-bixiso-jaamacadda-muqdisho-oo-ay-isku-tayo-noqdeen-kuwa-laga-qaato-jaamacadaha-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/08\/shahaadooyinka-ay-bixiso-jaamacadda-muqdisho-oo-ay-isku-tayo-noqdeen-kuwa-laga-qaato-jaamacadaha-mareykanka\/","title":{"rendered":"Shahaadooyinka ay Bixiso Jaamacadda Muqdisho oo ay Isku Tayo Noqdeen Kuwa Laga Qaato Jaamacadaha Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha faro-ku-tiriska ah ee laga helo aqoon tayadeedu sarreyso ayaa shahaadooyinka ay bixiso waxay heleen aqoonsi heer caalami ah. Shahaaddooyinkaas aqoonsiga helay waxaa ka mid ah tan ay bixiso kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda, gaar ahaan\u00a0 qeybta waxbarashada Kalkaaliyenimada (Nurse)<\/p>\n<p>Arday cilmiga caafimaadka ka bartay Jaamacadda Muqdisho oo dalka Mareykanka u wareegay ayaa waxay shahaaddooyinkooda u heleen aqoonsi, iyagoo fursad u helay in ay Mareykanka gudahiisa uga shaqeeyaan wixii ay kusoo barteen Soomaaliya, gaar ahaan Jaamacadda Muqdisho, iyagoo aan weliba lagu xirin shuruud ah in ay sammeeyaan dhammeystir, sida in ay wax sii bartaan ama ay tababar sammeeyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Luul Maxamed oo cilmiga kalkaaliyenimada baratay iyo Elias Abdi oo ka mid ah ardayda ka\u00a0 af-laxay Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa shahaadooyinkooda aqoonsaday Guddiga Mareykanka u qaabilsan qiimeynta Ardayda Kalkaaliyenimada kusoo barta mareykanka dibaddiisa, waxaana la siiyay aqoonsiga ah in cilmiga ay soo barteen uu la mid yahay midka ardayda mareykanka wax ku barta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Luul Maxamed oo ammaantay Dr. Abdullahi Aseyr oo ka mid ah\u00a0 guddigii aas-aasay kulliyadda ay ka af-laxday ee cilmiga barashada Kalkaaliyenimada o ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsantay in ay aqoontii ay ka heshay Soomaaliya, gaar ahaan Jaamacadda Muqdisho ay la mid tahay aqoonta ay helaan ardayda mareykanka ku nool oo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">Elias Abdi oo Shahaadada Doctorate ku diyaarinaya dalka Mareykanka ayaa isna u mahadceliyay Dr. Caseyr isagoo sheegay in ay natiijada qiimeynta Shahaaddada Kalkaaliyenimada ee laga qaato Jaamacadda Muqdisho ay muujineyso in la isbarbar dhigi karo Jaamacadda Muqdisho iyo Jaamacadaha Mareykanka, marka ay timaado aqoonsiga cilmiga Kalkaaliyenimada bacdamaa aan loo baaheyn dhammeystir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Isku soo wada duub, ruqsadda\u00a0 Wasaaradda Caafimaadka ee Kalkaaliyayaasha Soomaaliyeed iyo diiwaangelinta Shahaaddada Kalkaaliyenimada ee Jaamacada Muqdisho ay sammeyso ayaa keentay in la isbarbar dhigi karo Kalkaaliyayaasha wax ku barta Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka gudahiisa wax ku barta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah Jaamacadaha tayada leh ee Soomaaliya ku yaalla ayaa la aas aasay sanadkii 1997, xiligaas oo dalka Soomaaliya aysan ka jirin wax dowlad ah kaddib markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe sanadkii 1991-kii.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha faro-ku-tiriska ah ee laga helo aqoon tayadeedu sarreyso ayaa shahaadooyinka ay bixiso waxay heleen aqoonsi heer caalami ah. Shahaaddooyinkaas aqoonsiga helay waxaa ka mid ah tan ay bixiso kulliyadda caafimaadka ee Jaamacadda, gaar ahaan\u00a0 qeybta waxbarashada Kalkaaliyenimada (Nurse) Arday cilmiga caafimaadka ka bartay Jaamacadda Muqdisho oo dalka Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":73827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-73826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73826","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73826"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73831,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73826\/revisions\/73831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73827"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}