{"id":7377,"date":"2012-06-13T20:30:52","date_gmt":"2012-06-13T20:30:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7377"},"modified":"2012-06-13T20:32:00","modified_gmt":"2012-06-13T20:32:00","slug":"ciidamada-booliska-somaliland-oo-baadhis-iyo-dabagal-xooga-ugu-jira-sidii-ay-u-ogaan-lahaayeen-cida-keentay-alaabta-guryaha-lagu-isticmaalo-qaarkood-oo-xaga-hoose-lagu-soo-qoray-rasuulkeenii-suubaanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/ciidamada-booliska-somaliland-oo-baadhis-iyo-dabagal-xooga-ugu-jira-sidii-ay-u-ogaan-lahaayeen-cida-keentay-alaabta-guryaha-lagu-isticmaalo-qaarkood-oo-xaga-hoose-lagu-soo-qoray-rasuulkeenii-suubaanaa\/","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Somaliland Oo Baadhis Iyo Dabagal Xooga Ugu Jira Sidii Ay U Ogaan Lahaayeen Cida Keentay Alaabta Guryaha Lagu Isticmaalo Qaarkood Oo Xaga Hoose Lagu Soo Qoray Rasuulkeenii Suubaanaa (NNKH)."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/nnkn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7380\" title=\"nnkn\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/nnkn.jpg\" alt=\"\" width=\"380\" height=\"190\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Ciidamada booliska Somaliland ayaa baadhis iyo dabbo-gal ku wada agabka guryaha (Weel) si&#8217;aan haboonayn loogu qoray magaca rasuulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) oo loo iib-keenay dalka.<\/p>\n<p>Qalabkan oo isugu jira Baadh-maanada Carruurtu ku saxarooto, koobabka shaaha lagu cabbo iyo seesarada shaaha iyo bunka la saaro ama lagu guro hadhaaga Sigaarka (Haashtariga\/Haashka), ayaa mid walba xagga hoose uu kaga qoran yahay Muxamed Rasuululaah.<\/p>\n<p>Agabkan oo la sheegay inay dalka Keeneen ganacsatada dalka qaarkood, ayaa suuqyada ganacsiga dalka iyo caasimada Hargeysa aad u galay, waxayna dadwaynuhu mar kaliya ku<br \/>\nwar-heleen qoraalka weelkan kaga yaala dhinaca hoose (Dambe) ee dhulka la dhigo.<\/p>\n<p>Qoraalkan oo ku qoran labada luuqadood ee Carabiga Iyo Ingiriisiga ayaa si weyn u muuqda, waxaana ku qoran (Muxamed Rasuul), waxaana wararka la helay sheegayaan in qaar ka mid ah dadwaynaha ku dhaqan Caasimada Hargeysa ay ciidamada booliska u geeyeen qalabkaasi si aadhitaan loogu sameeyo.<\/p>\n<p>Ilaa hadda ciidamada booliska iyo xukuumadda Somaliland Midna si rasmi ah ugama hadal falkan lagu bah-dilayo magaca Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH), balse warku waxa uu intaa ku darayaa in ciidamada boolisku baadhitaan ku wadaan sida uu dalka ku soo galay iyo cida ka ambaysay inay u iibkeenaan.<\/p>\n<p>Ma jirto cid loo xidhay ilaa hadda falkan, balse waxay boolisku ku daba joogaan ganacsatada weelkaasi keentay dalka iyo ujeedada ay ka lahaayeen keenista agabkaniay ku taalo qoraalka ku saabsan Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH).<\/p>\n<p>Weelkan uu qoraalku ku yaalo ayaanay bulshada reer Somaliland ku baraarugsanayn, waxaana laga yaabaa in dadyow badan oo agabkaasi adeegsadaa aanay ogeyn ilaa imika waxa ku qoran.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nBoorame,S\/Land<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Ciidamada booliska Somaliland ayaa baadhis iyo dabbo-gal ku wada agabka guryaha (Weel) si&#8217;aan haboonayn loogu qoray magaca rasuulkeenii Suubanaa ee Muxamed (NNKH) oo loo iib-keenay dalka. Qalabkan oo isugu jira Baadh-maanada Carruurtu ku saxarooto, koobabka shaaha lagu cabbo iyo seesarada shaaha iyo bunka la saaro ama lagu guro hadhaaga Sigaarka (Haashtariga\/Haashka), ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7377","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7377","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7377"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7383,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7377\/revisions\/7383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}