{"id":7375,"date":"2012-06-13T20:15:57","date_gmt":"2012-06-13T20:15:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7375"},"modified":"2012-06-13T20:15:57","modified_gmt":"2012-06-13T20:15:57","slug":"sheekh-ccasiis-abuu-muscabciidamada-itoobiya-waxey-uga-bexeen-ceelbuur-ka-dib-markii-aan-ka-hor-istaagnay-sahaydii-milatari-ee-uga-imaan-jirtay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/sheekh-ccasiis-abuu-muscabciidamada-itoobiya-waxey-uga-bexeen-ceelbuur-ka-dib-markii-aan-ka-hor-istaagnay-sahaydii-milatari-ee-uga-imaan-jirtay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Sheekh C\/Casiis Abuu Muscab&#8221;Ciidamada Itoobiya waxey uga Bexeen ceelbuur Ka dib markii aan ka hor istaagnay sahaydii Milatari Ee uga imaan Jirtay Galgaduud&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>afhayeenka dhinaca howlgalada xarakada Mujaahidiinta  Al-shabaab Sheekh C\/Casiis Abuu Muscab  oo warbaahinta Ku hadasha afka xarakada al-shabaa  la hadlayay ayaa waxa  faahfaahin ka bixiyay sababaha ka dambeysa Inay ciidamada itoobiya isaga baxaan Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud.<\/p>\n<p>Abuu Muscab ayaa waxa uu sheegay in ciidamada itoobiya sababta ay uga baxeyn Ceelbuur ay tahay culeys soo wajahday oo dhanka dagaalka iyo weerarada kala duwan iyo sidoo kale sahayda mileteriga oo ka go\u2019day  sida uu hadalka u dhigay abuu Mascab.<\/p>\n<p>Abuu Muscab \u201cculeyka ugu badan Waxa  uu kaga yimid dhinaca sahayda oo ay ka heli jireen degmada guriceel oo ay ka hor istaageen Ciidamada mujaahidiinta iyo weerarada is daba jooga ah oo marwalba looga dilayo ciidamadooda. Ayuu yiri Afhayeenka Sidoo Kale afhayeenka Dhinaca Howlgalada xarakada Mujaahidiinta Waxa uu sheegay in markasta ay jidka u gali jireen sahayda loo wado ciidamada dowladda itoobiya isla markaana ay gacanta ku dhigi jiraan iyagoo  ku sugnaa Degmada Ceelbuur.<\/p>\n<p>Abuu Muscab ayaa sheegay in arrimahaasi oo idil marka la isku soo uruurseen ay ku kaliftay ciidanka itoobiya inay isaga baxaan Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud.<br \/>\nCiidamada itoobiya ayaa dhawaan isaga baxay Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud halkaasi oo muddo labo bilood ka hor ay ka qabsadeen Xarakada AL-Shabaab inkastoo markii ciidanka itoobiya ay isaga baxayn Ceelbuur xarakada AlShabaab ay dib ula wareegtay gacan ku heynta degmada iyo degmooyin kale oo kal hore xarakada ay kala wareegen ciidanka Ethiopia.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM afhayeenka dhinaca howlgalada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh C\/Casiis Abuu Muscab oo warbaahinta Ku hadasha afka xarakada al-shabaa la hadlayay ayaa waxa faahfaahin ka bixiyay sababaha ka dambeysa Inay ciidamada itoobiya isaga baxaan Degmada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud. Abuu Muscab ayaa waxa uu sheegay in ciidamada itoobiya sababta ay uga baxeyn Ceelbuur ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7375","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7375"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7376,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7375\/revisions\/7376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}