{"id":7368,"date":"2012-06-13T19:48:29","date_gmt":"2012-06-13T19:48:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7368"},"modified":"2012-06-13T19:53:26","modified_gmt":"2012-06-13T19:53:26","slug":"musharaxa-u-taagan-xilka-madaxweynimada-mr-xussen-khaliif-xaaji-oo-muqdisho-kulamo-kula-qaatay-qybaha-kala-duwan-ee-bulshada-ka-hor-inta-uu-ka-ambabixin-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/musharaxa-u-taagan-xilka-madaxweynimada-mr-xussen-khaliif-xaaji-oo-muqdisho-kulamo-kula-qaatay-qybaha-kala-duwan-ee-bulshada-ka-hor-inta-uu-ka-ambabixin-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Musharaxa u taagan xilka Madaxweynimada Mr Xussen Khaliif Xaaji Oo Muqdisho Kulamo Kula Qaatay Qybaha Kala duwan Ee bulshada Ka hor inta Uu Ka Ambabixin Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/musharax-Xussen.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/musharax-Xussen.jpg\" alt=\"\" title=\"musharax Xussen Khaliif\" width=\"550\" height=\"412\" class=\"alignnone size-full wp-image-7370\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/musharax-Xussen.jpg 550w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/musharax-Xussen-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Siyaasiga Xussen Khaliif Xaaji Jaamac oo muddo Maalmo ah Ku Joogay Magaalada muqdisho ayaa faahfaahin ka Bixiyay socdalkii Uu Ku So gaaray Magaalada muqdisho.<\/p>\n<p>Musharax Xussen Khaliif xaaji Jaamac Xili uu Lahadlayay Bahda saxaafadda ayaa Waxaa uu sheegay In Uu Muqdisho kulamo kula Qaatay Siyaasiyiin,aqoonyahano,ururada haweynka,Ururada Dhalinyarada,iyo Culimada Soomaaliyeed,Waxa uuna Sheegay in Dhalacyada uu la Kulmay ay ku dhiira Giliyeen isku soo taagida Xilka Musharaxnimo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa Muddooyinkii Dambeyay Ku guda Jiray Ganacsida waxaana igu dhaliyay in aan isku soo taago Xilka madaxweynenimada soomaaliya ka dib markii aan arkay dalka halka uu ku sii socdo Muddo badan ayaan is oranayay midkaan ayaa ku haboon oo dalka iyo dadka badbaadin kara lkn midba midka ka dambeeya Waxaa uu maraa Kii Hore Halka uu Maray\u201dayuu Yiri musharaxa<\/p>\n<p>Sidoo kale Mr xussen Khaliif Xaaji Jaamac waxa uu sheegay in  Bulshada ay ogtahay in aan anigu dhaqaale ka soo raadsanin bulshadan Dhibaateesan oo 22 Sano ku Jirtay abaar iyo Dagaalo, isla Markaan Waxaa uu Carabka ku Dhuftay in Soomaaliya ay uu baahantahay in laga samata Bixiyo Marxalada adage e Ku Jirto waxaana aaminsanahay Anigu in aan ahay Shaqsiga Kasamata Bixin Kara soomaaliya Marxalada adag ey Iminka ku jirto.<\/p>\n<p>Dhinaca kale musharaxa U Taagan qabashada xilka madaxweynenimada Soomaaliya ayaa waxa uu soo hadal qaaday in ay jirto wax is dabamarin ku aadan qaabka loo soo xulayo Baarlamanka dooranaya madaxweynaha ayaa xusay in arintaasi ay tahay mid taagan balse Musharixiinta U taagan xilka Madaxweynaha ay ka shiri doonaan Beesha caalamkana Ay u gudbindoonaa cabasho arintaasi ku aadan aanan la aqbali doonin Shaqsiyaad dhac U Geystay hantida loogu tala galay Bulshada Soomaaliyeed iney markale hamiyaan Ku soo noqoshada hogaanka Dalka.<\/p>\n<p>Musharaxa ayaa waxaa uu sheegay Haddii uu Ku guuleysto xilka madaxweynaha uu Balan qaaday inuu dhisi doono hogaan daacad ah aaminsanna soomaalinimo Iyo dhisida Ciidamada Qlabka sida ay soomaaliya si loo soo celiyo amniga dalka arintaasina ay qaban karaan ciidamo soomaali ah xoogana u saari doono dib u atkeenta ciidamada soomaaliya,iyo Ladagaalanka musuqmaasuqa Baahay oo dalka saameynta Ku yeeshay,iyo Dhowrista cadaalada Iyo sharciga uuna La dagaalami doono Qabyaaladda .<\/p>\n<p>Musharax Xussen Khaliif xaaji Jaamac Ayaa Waxaa uu ka mid yahay Ganacsatada ugu weyn dalka soomaaliya waana shaqsi bulshada kuleh Taageere Fiican Waxa uuna ka mid yahay mas\u2019uuliyiin kala duwan oo bulshada magac ku leh.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Siyaasiga Xussen Khaliif Xaaji Jaamac oo muddo Maalmo ah Ku Joogay Magaalada muqdisho ayaa faahfaahin ka Bixiyay socdalkii Uu Ku So gaaray Magaalada muqdisho. Musharax Xussen Khaliif xaaji Jaamac Xili uu Lahadlayay Bahda saxaafadda ayaa Waxaa uu sheegay In Uu Muqdisho kulamo kula Qaatay Siyaasiyiin,aqoonyahano,ururada haweynka,Ururada Dhalinyarada,iyo Culimada Soomaaliyeed,Waxa uuna Sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7368","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7368"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7368\/revisions\/7372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}