{"id":7348,"date":"2012-06-12T08:10:51","date_gmt":"2012-06-12T08:10:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7348"},"modified":"2012-06-12T08:30:09","modified_gmt":"2012-06-12T08:30:09","slug":"mr-shariif-xasan-shiikh-aadan-guddoomiyaha-xilkiisa-muranka-ka-taaganyahay-ee-baarlamanka-laga-talaabsaday-oo-maanta-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/mr-shariif-xasan-shiikh-aadan-guddoomiyaha-xilkiisa-muranka-ka-taaganyahay-ee-baarlamanka-laga-talaabsaday-oo-maanta-dib-ugu-soo-laabtay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Mr Shariif Xasan Shiikh Aadan Guddoomiyaha Xilkiisa Muranka Ka Taaganyahay Ee Baarlamanka Laga talaabsaday Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/sakiin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/sakiin.jpg\" alt=\"\" title=\"sakiin\" width=\"640\" height=\"440\" class=\"alignnone size-full wp-image-7351\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Shariif Xassan Shiikh Aadan oo Muddooyinkii ugu dambeyay Safar kaga maqnaa Dalka dibadiisa ayaa manta waxa uu  Gowr Dhow Ka Soo Dagay Garoonka aadan cadde ee  Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Sharif Xasan Shiikh aadan Ayaa Waxa uu  Saafaro Ku Soo Maray Dalka Turkiga iyo Dalka Kenya oo kulamo Uu Kala Soo Qaatay Madaxda Dalalkaasi.<\/p>\n<p>Ka Dib Marka Uu Ka Soo Dagay garoonka aadan Caddde Ayaa waxaa loo soo Galbiyay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Muqdisho, Ilaa iyo Iminka Ma JIraan Wax Warbixin Ku Aadan Safarkiisa uu siiyay Bahda Saxaafadda.<\/p>\n<p>Wixii War Bixin ah ee Ka Soo Baxa  Safarka Shariif Xasan iyo waxyaabihii u soo qabsoomay Kala Soco Wakaaladda wararka warsom.com<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya.<br \/>\n<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Shariif Xassan Shiikh Aadan oo Muddooyinkii ugu dambeyay Safar kaga maqnaa Dalka dibadiisa ayaa manta waxa uu Gowr Dhow Ka Soo Dagay Garoonka aadan cadde ee Magaaladda Muqdisho. Sharif Xasan Shiikh aadan Ayaa Waxa uu Saafaro Ku Soo Maray Dalka Turkiga iyo Dalka Kenya oo kulamo Uu Kala Soo Qaatay Madaxda Dalalkaasi. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7348","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7348"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7352,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7348\/revisions\/7352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}