{"id":7344,"date":"2012-06-12T07:26:31","date_gmt":"2012-06-12T07:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7344"},"modified":"2012-06-12T08:35:11","modified_gmt":"2012-06-12T08:35:11","slug":"madaxweyne-shariif-oo-maanta-lagu-wado-gowr-dhow-in-uu-gaaro-gobalka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/madaxweyne-shariif-oo-maanta-lagu-wado-gowr-dhow-in-uu-gaaro-gobalka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Oo Lagu Wado In Uu Gaaro Gowr DhowGobalka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-shariif.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-shariif.jpg\" alt=\"\" title=\"shiikh-shariif\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-7345\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-shariif.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/shiikh-shariif-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>sida ay ku waramayaan wararka warsom.com Kaga Imanaya magaalada badalweyn ee xarunta goboka hiiran ayaa sheegaya in saacadaha ina soo aadan lagu wado in ay gaaran wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada KMG a ee soomaaliya.<\/p>\n<p>waxaa magaalada baladweyn hada ka socanaya qaban qaabada lagu doonayo in lagu soo daweyo wafdiga la socdo madaxweynaha .<\/p>\n<p>waxaa la adkeeyay amaanka guud e magaalada baladweyn oo wadooyinka lagu daadiyay ciidan ka amaanka si aanay wax qalalas ah aanay ugalin magaalada inta maxadweynaha iyo wafdigiisa ay ku wada sugan yihiin.<\/p>\n<p>waa markii ugu horeysay oo madaxweynaa dowlada KMG uu gaarro magaalada baladweyn ee xarunta gobolka hiiran tan iyo markii madaxweyne shariif loo soo doortay madaxweynaha soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Wararka ayaa Waxa ay intaa Ku Darayaan In Gabi ahaan Gobalka Xayiraad Lagu Soo Rogay Isku Socodka Gawaarida, Wixii Ku soo Kordha Warkani Kala Soco Warsom.com<\/p>\n<p><strong><br \/>\nXafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM sida ay ku waramayaan wararka warsom.com Kaga Imanaya magaalada badalweyn ee xarunta goboka hiiran ayaa sheegaya in saacadaha ina soo aadan lagu wado in ay gaaran wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada KMG a ee soomaaliya. waxaa magaalada baladweyn hada ka socanaya qaban qaabada lagu doonayo in lagu soo daweyo wafdiga la socdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7344","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7344","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7344"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7354,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7344\/revisions\/7354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}