{"id":73343,"date":"2021-07-17T00:11:01","date_gmt":"2021-07-16T21:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=73343"},"modified":"2021-07-17T00:54:09","modified_gmt":"2021-07-16T21:54:09","slug":"ikraan-tahliil-faarax-ka-tirsaneyd-saraakiisha-nabadsugida-oo-nolol-iyo-geeri-la-layahey-muddo-labo-todobaad-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/07\/ikraan-tahliil-faarax-ka-tirsaneyd-saraakiisha-nabadsugida-oo-nolol-iyo-geeri-la-layahey-muddo-labo-todobaad-ah\/","title":{"rendered":"Ikraan Tahliil Faarax ka Tirsaneyd Saraakiisha Nabadsugida oo Nolol iyo Geeri La La&#8217;yahey Muddo Labo Todobaad ah."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabadh 23 jir ah oo ka tirsanayd hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, horayna u ahayd agaasimaha xafiiska duqii Muqdisho Eng Yariisow, ayaa lagu la\u2019yahay nolol iyo geeri kadib markii gurigeeda ay ka baxday muddo labo todobaad ka hor.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Markii ugu war dambaysay waxay ahayd habeen siddeedii fiidnimo ah, kadib markii ay gurigeeda oo ay ku yaallay aagga hay\u2019adda nabad sugida, ka raacday gaari nuuca raaxada oo ay la socdeen shakhsiyaad ay garanaysay.Tan iyo waqtigaas, dib uguma soo laaban gurigeeda, wax war ahna xaaladdeeda lagama hayo,\u00a0 taasoo abuurtay shaki ku saabsan in la afduubtay.<\/p>\n<p>Taliyiii hore ee hay\u2019adda NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali Sambalooshe, oo aqoon fiican u leh gabadhan, ayaa sheegay in uu tuhunsan yahay in hay\u2019adda nabad sugida ay ku lug leedahay kiiska maqnaanshaha gabadha.<\/p>\n<p>Sambalooshe wuxuu sheegay inuu xog ku hayo in ay gabadhu gacanta ku haysay diiwaanka dhalinyaradii loo qaaday dalka Eritrea islamarkaana ujeedada loo afduubtay ay noqon karto in la baabi\u2019iyo xogo xasaasiya oo ay gacanta ku hayso Ikraan. Taasoo aan la doonayn in ay bannaanka usoo baxdo.<\/p>\n<p>\u201cDadka qaar waxay igu dhaheen, waxay haysay diiwaan galintii ciidamadii loo qaaday Eritrea. Waxay haysay xogta ciidanka halkaas aaday. Waxay kaloo marqaati ka noqon kartay waxyaabo kale oo xasaasiya oo soo bixi karay\u201d ayuu yiri Sambalooshe.<\/p>\n<p>Sambalooshe wuuxu sheegay\u00a0 gabadha meesha laga watay in ay tahay goob ammaankeeda aad loo ilaaliyo islamarkaana gaari kaste oo halkaas gala uu yahay mid la garanayo sidoo kalena ay kaamerooyin ku xiran yihiin, wuxuuna sheegay aamusnaanta NISA in ay muujinayso in kiiskan ay ogtahay.<\/p>\n<p>Qoyska Ikraan ayaa dowladda ka dalbaday in gabadhooda meel loogu sheego, waxayna cabasho ug udbiyeen maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana socda baaritaan lagu ogaanayo halka gabadhu ku maqan tahay.<\/p>\n<\/div>\n<div><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YfvwUY8dcw0\" width=\"660\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabadh 23 jir ah oo ka tirsanayd hay\u2019adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, horayna u ahayd agaasimaha xafiiska duqii Muqdisho Eng Yariisow, ayaa lagu la\u2019yahay nolol iyo geeri kadib markii gurigeeda ay ka baxday muddo labo todobaad ka hor. Markii ugu war dambaysay waxay ahayd habeen siddeedii fiidnimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":73344,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-73343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73343"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73343\/revisions\/73355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}