{"id":73204,"date":"2021-07-11T21:38:54","date_gmt":"2021-07-11T18:38:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=73204"},"modified":"2021-07-12T00:08:03","modified_gmt":"2021-07-11T21:08:03","slug":"gudiyada-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-labo-gudoon-iyo-ku-xigeenadooda-kala-doortey-iyo-khilaaf-cusuboo-soo-ifbaxaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/07\/gudiyada-doorashada-gobolada-waqooyi-oo-labo-gudoon-iyo-ku-xigeenadooda-kala-doortey-iyo-khilaaf-cusuboo-soo-ifbaxaya\/","title":{"rendered":"Gudiyada Doorashada Gobolada Waqooyi oo Labo Gudoon iyo Ku Xigeenadooda kala Doortey iyo Khilaaf Cusuboo Soo ifbaxaya."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/July\/2021711637615664602886652.jpg\" width=\"826\" height=\"502\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Waxaa markale soo ifbaxay khilaaf siyaasadeedka oo u dhaxeeya guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, kadib markii xubnaha kala taageersana labada masuul ay si gooni gooni ah u kal doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen matalaya guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Soomaaliland.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Garabka Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa ugu horeytii shalay galinkii dambe guddoomiye u doortay Khadar Xariir Xuseen, waxaana guddoomiye ku xigeenkiisa loo doortay Najiib Xuseen Samaale.<\/p>\n<p>Xubnaha Shalay is doortay ayaa ahaa 7 xubnood oo isugu jiray afar xubnood oo ka mid ahaa guddigii 8-da xubnood iyo saddex xubnood oo ahaa xubnihii dheeriga ee laga soo magacaabay Xafiiska Rasal wasaaraha, doorashadaas ayaa waxaa ka maqnaa afarta xubnood ee ka socotay dhanka guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2021\/images\/July\/2021711637615664934748931.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Dhinaca kale afartii xubnood ee uu soo magacaabay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa iyagana Xalay iska dhex doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.Xubnaha guddiga garabka Cabdi Xaanshi oo ka koobna afar xubnood uuna goobjoog ka ahaa xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa iyagana guddoomiye u doortay Suleymaan Ceydiid Cismaan, halka guddoomiye ku xigeenkana ay u doorteen Cabdishakuur Abiib Xayir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee garabka guddoomiye Cabdi Xaanshi ayaa ku eedeyay guddiga doorashoyinka heer Fedaraal iney wax ka ogayeen doorashadii garabka Raysal wasaare ku xigeenka Mahdi Guuleed.<\/p>\n<p>Doorashadan Shalay galinkii dambe iyo Xalay ay siyaabo gooni gooni ah ugu kala qabsadeen magaalada Muqdisho xubnahii matalayay guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee kala taabacsana Cabdi Xaanshi iyo Mahdi Guuleed ayaa noqon doonto caqabad cusub oo markale soo korortay.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa markale soo ifbaxay khilaaf siyaasadeedka oo u dhaxeeya guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi iyo Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, kadib markii xubnaha kala taageersana labada masuul ay si gooni gooni ah u kal doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen matalaya guddiga doorashada gobolada Waqooyi ee Soomaaliland. Garabka Raysal wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":73205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-73204","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73204"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73221,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73204\/revisions\/73221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}