{"id":73137,"date":"2021-07-07T23:18:43","date_gmt":"2021-07-07T20:18:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=73137"},"modified":"2021-07-08T00:49:59","modified_gmt":"2021-07-07T21:49:59","slug":"afhayeenka-m-tooyada-puntland-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyey-hadal-uu-wasiirka-qorsheynta-jamaal-ku-qorey-bartisa-twitter-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/07\/afhayeenka-m-tooyada-puntland-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyey-hadal-uu-wasiirka-qorsheynta-jamaal-ku-qorey-bartisa-twitter-ka\/","title":{"rendered":"Afhayeenka M\/tooyada Puntland oo Jawaab kulul Ka Bixiyey Hadal uu Wasiirka Qorsheynta Jamaal ku Qorey Bartisa Twitter ka."},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa ka jawaabtay hadal maanta kasoo yeeray wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse uu is qarinayo, si uu saameyn ugu yeesho xildhibaanada federaalka ee laga soo dooranayo degaanada Puntland.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa oo ka jawaabay hadalka wasiir Jamaal, waxuuna ku tilmaamay waxba kama jiraan iyo sawir qaldan oo wasiirku uu bixiyey maamulka gaamuray ee Puntland.<\/p>\n<p>\u201c23 sano oo qaan-gaarnimo muuqata ah kadib. Waa nasiib-darro inaad isku dayeyso inaan sawir xun ka bixiso Puntland iyo shacabkeeda. Taariikhda ayaa weli ah midda wax kala saarta,\u201d ayuu yiri\u00a0 Jaamac Dabaraani oo qoraalkaan ku baahiyey bartiisa twitter-ka.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay tahay maamul qaan gaaray oo horay u qabtay doorashooyin kala duwan, oo aan xiligaan la khalkhal gali karin.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\"><\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cWasiir Jamaal, tweet-kaaga kama duwana kuwii hore ee aad bartan ugu adeegsan jirtay inaad rabashado iyo dagaal kaga huriso Puntland. Puntland waa dowlad 23 jir ah, horeyna u qabatay doorashooyin heer gobol iyo heer federal ah, oo natiijada qaarkood ay noqotay in hal cod lagu kal baxo,\u201d ayuu Afhayeenka Puntland qoraalkiisa ku yiri.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo saaxiib dhow la ah madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal uu maanta soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay musharax doonaya inuu u tartamo xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse hadda uu is qaniyo, taas bedelkeedna uu cagajugleyn iyo boob ku hayo doorashada kuraasta xildhibaanada federaalka ee Puntland ka imaanaya.<\/p>\n<p>\u201cSaciid Cabdullahi Deni wuxuu dib u dhigay ku dhawaaqista musharaxnimadiisa si uu saameyn ugu yeesho, una farageliyo doorashooyinka ka dhacaya Puntland. Odayaasha beelaha, wakiillada iyo musharixiinta baarlamaanka ayaa dhammaantood muujiyey walaac weyn oo ku saabsan heerka ay gaarsiisan tahay wax is daba marinta, cagajugleynta iyo faragelinta uu wado Deni,\u201d ayuu qoraalkiisa ku yiri wasiir Jamaal.<\/p>\n<p>Qoraalkaan uu Jamaal Maxamed Xasan soo dhigay twitter-kiisa ayaa intaas ku sii daray, \u201cMaadama uu yahay musharax madaxweyne, Siiciid Deni waa inuu faraha kala baxaa dhammaan arrimaha la xiriira doorashada, oo uu si degdeg ah u joojiyaa faragelinta arrimaha guddiyada farsamada doorashada. Mar dambe aamusnaan kuma daawan karno faragelinta qaawan iyo dhaawaca loo geysanayo dimuqraadiyadda iyo kalsoonidii maamulka Puntland.\u201d<\/p>\n<p>Hadalladaan ay is-weydaarsadeen Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya iyo Afhayeenka Puntland ayaa kusoo aadaya, xilli uu socdo loolan adag oo u dhaxeeya xildhibaanada taageersan madaxweyne Farmaajo ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland iyo madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni oo la sheegay inuu ku dadaalayo in xildhibaan taageersan Farmaajo uusan ku soo laaban baarlamaanka federaalka.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa ka jawaabtay hadal maanta kasoo yeeray wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse uu is qarinayo, si uu saameyn ugu yeesho xildhibaanada federaalka ee laga soo dooranayo degaanada Puntland. Afhayeenka maamulka Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":73138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-73137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73137"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73145,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73137\/revisions\/73145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}