{"id":731,"date":"2011-05-16T19:57:36","date_gmt":"2011-05-16T19:57:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=731"},"modified":"2011-05-16T19:57:36","modified_gmt":"2011-05-16T19:57:36","slug":"abwaan-maxed-gacal-xaayow-oo-maanta-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/abwaan-maxed-gacal-xaayow-oo-maanta-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Abwaan Max&#8217;ed Gacal Xaayow oo Maanta Muqdisho Ku Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gacal1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-733\" title=\"gacal\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gacal1-300x239.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"239\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gacal1-300x239.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/gacal1.jpg 430w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Allaha U Naxriistee Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Abwaan Maxamed Gacal Xaayow oo Ka Mid ah Abwaaniinta Ugu Caansan Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa waxa Uu In Muddo ah Ku Xanuun Sanayey Gudaha Magaalada Muqdisho Taasoo Ugu dambeyntii Maanta Ugu Geeriyooday Hoyga Uu Ka Degan Yahay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Sida wakaalada Wararka Warsom.com uu U Xaqiijiyey Mid Ka Mid Ah Eheladiisa<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa Lagu Xusuustaa Gurinta Iyo Hal Abuurka Gabayada Aan Suura Galka Ahayn In carabka Bini&#8217;Aadamku Qabto Sida Kuwa Ka Bilawdo Xarafka (Y)<\/p>\n<p>Abwaan Maxamed gacal Xaayow Allaha U Raxmadee Waxa Uu Ifka Kaga Tagay 7 Carruur ah iyo 1 Xaas ah Waxa Uuna Koonka faarujiyey Xili La Xusuusan Doono Murtida uu Kaga Tagay Ummadda Soomaaliyeed<\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: xx-large; color: #0000ff;\">*<\/span><\/strong><\/span><\/em><\/strong><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><strong><span style=\"color: #ff0000;\"><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong><span style=\"color: #ff0000;\"> &amp; <\/span><\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #ff0000;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha U Naxriistee Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Abwaan Maxamed Gacal Xaayow oo Ka Mid ah Abwaaniinta Ugu Caansan Dalka Soomaaliya Marxuumka ayaa waxa Uu In Muddo ah Ku Xanuun Sanayey Gudaha Magaalada Muqdisho Taasoo Ugu dambeyntii Maanta Ugu Geeriyooday Hoyga Uu Ka Degan Yahay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Sida wakaalada Wararka Warsom.com [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-731","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/731","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=731"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":735,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/731\/revisions\/735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}