{"id":7305,"date":"2012-06-11T17:19:47","date_gmt":"2012-06-11T17:19:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7305"},"modified":"2012-06-11T17:19:47","modified_gmt":"2012-06-11T17:19:47","slug":"wasiirro-kulan-la-yeeshay-wefti-ka-socda-ha%e2%80%99yad-swisarland-ah%e2%80%8f","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/wasiirro-kulan-la-yeeshay-wefti-ka-socda-ha%e2%80%99yad-swisarland-ah%e2%80%8f\/","title":{"rendered":"Wasiirro Kulan la yeeshay Wefti ka socda Ha\u2019yad Swisarland ah\u200f."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geedoole41.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geedoole41.jpg\" alt=\"\" title=\"geedoole41\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignnone size-full wp-image-7307\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geedoole41.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geedoole41-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirrada Wasaaaradaha Kalluumaysiga,Beeraha, iyo Xanaanada Xoolaha ayaa kulan la yeeshay maanta wefti ka socday hay\u2019ada horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawlada Iswisarland.<\/p>\n<p>Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaarada Kalluumaysiga waxaa kale oo ka qayb galay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha deegaanka,iyo Kalluumaysiga ayaa lagu gorfayay barnaamijyada dhinaca horumarinta ee hay\u2019adani Somaliland kala shaqaynayso.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada ee Somaliland Mudane C.laahi Jaamac Cismaan (Geel jire) oo warbaahinta u waramayay markii uu kulankaasi dhamaaday,ayaa sheegay in hawlgalkan shaqo uu ku wajahnaa afartan Wasaaradood ee Mas\u2019uuliyiintoodu goob jooga ahaayeen waxaanu xusay in ay ka mid ahaayeen Wasaaradaha Laf dhabarta u ah dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Kalluumaysigu waxa uu tilmaamay inay weftigan ka wada hadleen baahiyaha Wasaaradaha iyo horumarintooda isagoo intaas ku daray in Wasaarad Waliba ay Qoraal ugu gudbisay Hay\u2019ada Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawlada Iswisarland baahiya ay rabto in laga gacan siiyo iyo barnaamijka ay ku Wada shaqaynayaan.<\/p>\n<p>Weftigan ka socda hay\u2019ada horumarinta iyo Iskaashiga u qaabilsan dawlada Iswiserland waxaa kale oo socdaalkooda ku wehelinayay Madaxda Safaarada dawladaas u fadhiya Xarunta Wadanka Kenya ee Nairobi.<\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nBoorame,S\/Land<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Wasiirrada Wasaaaradaha Kalluumaysiga,Beeraha, iyo Xanaanada Xoolaha ayaa kulan la yeeshay maanta wefti ka socday hay\u2019ada horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawlada Iswisarland. Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta Wasaarada Kalluumaysiga waxaa kale oo ka qayb galay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha deegaanka,iyo Kalluumaysiga ayaa lagu gorfayay barnaamijyada dhinaca horumarinta ee hay\u2019adani Somaliland kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7305","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7308,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7305\/revisions\/7308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}