{"id":73035,"date":"2021-07-03T21:33:14","date_gmt":"2021-07-03T18:33:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=73035"},"modified":"2021-07-04T00:02:55","modified_gmt":"2021-07-03T21:02:55","slug":"allaha-u-naxariistee-gen-c-qaadir-cali-diiriye-subxaayo-oo-magaalada-muqdisho-ku-geeryooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/07\/allaha-u-naxariistee-gen-c-qaadir-cali-diiriye-subxaayo-oo-magaalada-muqdisho-ku-geeryooday\/","title":{"rendered":"Allaha U Naxariistee Gen. C\/qaadir Cali Diiriye Subxaayo oo Magaalada Muqdisho ku Geeryooday"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ka tirsanaa Saraakiishii Ciidanka Asluubta ee Dowladdii Dhexe iyo bud- dhigayaashii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Janaraalka ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, halkaas oo ugu dambayn uu saakay ku geeriyooday, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay madaxda Soomaalida.<\/p>\n<p>General subxaanyo, Waxa uu ku dhashay magaalada Baladweyne, sanadkii 1952dii. Sanadkii 1972, ayuu galay kuliyadda millateriga ee General Daud millatery academy oo ku taallay magaalada kismaayo, Kadibna wuxuu aaday 1974 dalki midowga soofiyeeti oo uu kasoo dhigtay kuliyadda milatiriga ee linin ee Moskow oo lagu barto siyaasadda iyo millateriga.<\/p>\n<p>Dhamaadkii dagaalka 77kii waxaa loo diray dalka Germany oo uu ku maqnaa 78kii ilaa 84kii oo uu soo qaatay shahaadada Mechanical Engineering, jaamacadda Rostok ee Germany.<\/p>\n<p>1985 ayuu dalka kusoo noqday, waxa uuna jagooyin kala duwan ka soo qabtay ciidanka Asluubta, waxa uu madax ka noqday hogaanka siyaasada ee ciidanka asluubta iyo kan gaadiidka iyo isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Kadib burburki Dalka, jananku waxa uu la shaqeeyay hay&#8217;ado samafal, sidoo kale waxa uu madax ka noqday gudigii Culaysaarka(Pressure Group) oo Shaqadoodu ahayd dhaxdhaxaadinta hogaamiyayaashii koonfurta soomaaliya.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid allaha u naxariistee, General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ahaa ruug caddaa ciidan.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa sheegay general Subxaanyo inuu ahaa waayo arag dalka iyo dadka ugu soo shaqeeyay si daacadnimo iyo geesinimo leh. Wuxuu geeridiisa uga tacsiyeeyay qoyskiisa iyo Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cNaxariistii Janno Allaha ka waraabiyo General Cabdulqadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ahaa ruug caddaa ciidan iyo waayo arag dalka iyo dadka ugu soo shaqeeyay si daacadnimo iyo geesinimo leh. Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa qoyskiisa iyo Qaranka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri raysal wasaaraha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor, ayaa isagana ka tacsiyeeyay geerida Gen. Subxaanyo. Wuxuu sheegay inuu ahaa sarkaal magac iyo maamuusba ku dhex lahaa bulshada reer Galmudug iyo guud ahaanba Soomaaliya.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>General Cabdulqaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) oo ka tirsanaa Saraakiishii Ciidanka Asluubta ee Dowladdii Dhexe iyo bud- dhigayaashii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Janaraalka ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho, halkaas oo ugu dambayn uu saakay ku geeriyooday, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay madaxda Soomaalida. General subxaanyo, Waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":73036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-73035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73035"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73045,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73035\/revisions\/73045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}