{"id":7296,"date":"2012-06-11T12:48:34","date_gmt":"2012-06-11T12:48:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7296"},"modified":"2012-06-11T12:48:34","modified_gmt":"2012-06-11T12:48:34","slug":"c-wali-max%e2%80%99ed-cali-gaas-oo-manta-golihiisa-wasiira-la-qaatay-kulan-deg-deg-ah-oo-ku-saabsan-arimaha-road-map-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/c-wali-max%e2%80%99ed-cali-gaas-oo-manta-golihiisa-wasiira-la-qaatay-kulan-deg-deg-ah-oo-ku-saabsan-arimaha-road-map-ka\/","title":{"rendered":"C-wali Max\u2019ed Cali Gaas oo manta golihiisa wasiira la qaatay  kulan deg deg ah oo ku saabsan Arimaha road map-ka."},"content":{"rendered":"<h3><strong><em><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/gaaaaaaaas.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7297\" title=\"gaaaaaaaas\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/gaaaaaaaas.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/gaaaaaaaas.jpg 800w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/gaaaaaaaas-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/em><\/strong><\/h3>\n<p>Kulankan oo manta ay yeesheen golaha wasiirada xukuumadda kmg ah ee soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayay ra\u2019isal wasaaraha xukuummadda kmg ah ee soomaaliya Pro Cabdiwali maxamed cali \u201cGaas\u201d waxaana kulanka diiradda lagu saarayay arimaha ku saabsan gedi socodka nabadda ee road map ka iyo qodobo ku saabsan safaradii uu ra\u2019isal wasaaraha ku tagay dalalka caalamka.<\/p>\n<p>Kulankan oo saacada socday ayaa markii uu soo dhamaaday kadib waxaa wariyeyaasha uga waramay wasiirka wasaaradda warfaafinta bostaha iyo gaarsiinta xukuumadda kmg ah ee soomaaliya C\/qaadir Xuseen \u201cJaahweyn\u201d waxaana uu sheegay in kulankan ay ka soo baxeen qodobbo muhim u ah mustaqbalka dalka Somalia.<\/p>\n<p>Mr jaahweyn ayaa ugu horeyn sheegay kulanka in lagu soo bandhigay jadwal looga baxayo marxaladda kala guurka ah ee dalka soomaaliya ku jiray mudada aadka u dheer isla markaana wuxuu sheegay in leysla gartay in dalka laga saaro marxaladda kala guurka ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale wasiirka warafaafinta XKMG ah ee Somalia jaahweyn ayaa sheegay in ra\u2019isal wsaaruhu uu ka warbixiyay kulamo uu magaalada Nairobi\u00a0 kula soo qaatay ra\u2019isal wsaaraha Kenya.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay jaahweyn in labada masuul ay ka wada hadleen qodobo badan oo quseeya somaliya sida dardar galinta howlgalka ciidamada Kenya iyo ka qeyb qaadashiyaha nabadeynta dalka Somalia.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ka danbeeyay kadib safarro shaqo uu ra\u2019isal wsaare gaas uu ugu maqnaa dalalka dariska la ah soomaaliya iyo qaar ka mid ah dalalka caalamka.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka warsom.com<br \/>\nmuqdisho,Somaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Kulankan oo manta ay yeesheen golaha wasiirada xukuumadda kmg ah ee soomaaliya ayaa waxaa shir gudoominayay ra\u2019isal wasaaraha xukuummadda kmg ah ee soomaaliya Pro Cabdiwali maxamed cali \u201cGaas\u201d waxaana kulanka diiradda lagu saarayay arimaha ku saabsan gedi socodka nabadda ee road map ka iyo qodobo ku saabsan safaradii uu ra\u2019isal wasaaraha ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7296","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7299,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7296\/revisions\/7299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}