{"id":7283,"date":"2012-06-11T09:52:09","date_gmt":"2012-06-11T09:52:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7283"},"modified":"2012-06-11T10:02:07","modified_gmt":"2012-06-11T10:02:07","slug":"shiikh-ibraahim-xassan-guureye-oo-shaaca-ka-qaaday-inay-xeylad-milatari-uga-bexee-magaaladda-ceelbuur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/shiikh-ibraahim-xassan-guureye-oo-shaaca-ka-qaaday-inay-xeylad-milatari-uga-bexee-magaaladda-ceelbuur\/","title":{"rendered":"Shiikh Ibraahim Xassan Guureye Oo Shaaca Ka Qaaday inay Xeylad Milatari Uga Bexee Magaaladda Ceelbuur."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geereeye.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/geereeye.jpg\" alt=\"\" title=\"geereeye\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignnone size-full wp-image-7287\" \/><\/a><br \/>\n<strong>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/strong><\/p>\n<p>Guddoomiyaha Seddexda Gole Ee ahlu Sunna  Ee Gobalada Dhexe Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye Ayaa Waxaa uu Sheegay In Ka Bixitaan ka Ceelbuur Ay Ku timid Xeylad Milatari Islamarkaana ay Ka Damacsanyihiin Qorshooyi aana Wali somaliya Looga Dagaalamin.<\/p>\n<p>Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye\u201d Ceelbuur Markii Horaba Ciyaar Ciyaar kuma aanan Qabsan Magaaladani Hadana Maadaama Aynu Ka Baxnay Qofba Si Ayuu I Fasinayaa Bixitaankeena Lkn Ka Ahlu Sunna Ahaan Waxaan U Baxnay Xeylad Milatari Iyo Qorshooyin Gaar ah Oo aan Ka Leenahay Dagaalada Ka Socda Somaliya.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Guddoomiyaha Waxa uu Meesha ka Saaray Inay Ceelbuur uga Bexeen awood daro Ama Qasaaro Dagaal ay kala kulmeen Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab,intii Ay Gacanta ku Hayeen Ahlu Sunna Gobalada Dhexe Iyo Kuwii Itoobiya oo joogay Magaalada Ceelbuur.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee  Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye Ayaa Waxaa uu Ku Cel Celiyay in ay Marna ka Caajisi Doonin dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-shaab,gowr dhawna ay dib ugu laaban doonaa Magaalada Ceelbuur.<\/p>\n<p>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<br \/>\nMuqdisho,Somaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Guddoomiyaha Seddexda Gole Ee ahlu Sunna Ee Gobalada Dhexe Sheekh Ibraahim Xassan Guureeye Ayaa Waxaa uu Sheegay In Ka Bixitaan ka Ceelbuur Ay Ku timid Xeylad Milatari Islamarkaana ay Ka Damacsanyihiin Qorshooyi aana Wali somaliya Looga Dagaalamin. Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye\u201d Ceelbuur Markii Horaba Ciyaar Ciyaar kuma aanan Qabsan Magaaladani Hadana Maadaama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7283","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7283"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7291,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7283\/revisions\/7291"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}