{"id":72770,"date":"2021-06-20T20:50:22","date_gmt":"2021-06-20T17:50:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72770"},"modified":"2021-06-20T22:25:16","modified_gmt":"2021-06-20T19:25:16","slug":"heshiis-ganacsi-ku-saabsan-kalluunka-iyo-qaadka-oo-ay-kala-saxiixdeen-soomaaliya-iyo-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/06\/heshiis-ganacsi-ku-saabsan-kalluunka-iyo-qaadka-oo-ay-kala-saxiixdeen-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","title":{"rendered":"Heshiis Ganacsi Ku Saabsan Kalluunka iyo Qaadka oo ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya iyo Ethiopia."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qeyb galay saxiixa heshiiska ganacsi ee labada dal kaas oo kor u qaadi doona xiriirka ganacsi.<\/p>\n<p>Shixnaddii ugu horreysay oo dhan 20,000 tan oo kalluun ah oo Soomaaliya ay leedahay ayaa maanta loo diray dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay heshiiskaan ganacsi oo ay la galeen Ethiopia inuu abuuri doono mashaariic horumarineed, ilo dhaqaale iyo ganacsi badeecaddeed.<\/p>\n<p>Wasiirka kalluumaysiga Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan, ayaa sheegay heshiiskaan inuu ganacsatada Soomaaliyeed ee kalluuunka ka caawinayo in ay si sharci ah dalka Ethiopia ugu dhoofin karaan wax soosaarkooda.<\/p>\n<p>\u201cHowshani waa bilow. Dad badan ayaa laga yaabaa in ay maqlaan Qaadka Kenya maxaa loo joojiyay? Qaadka Kenya waxaa loo joojiyay, dowladda Kenya waxay naga diiday in aan annaga wax u dhoofino dalkooda. Gacmuhu waxay ku fiican yihiin in ay wax isweydaarsadaan,\u201d ayuu yiri wasiir Bidhaan.<\/p>\n<p>Safiirka Ethipia u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay heshiiskaan inuu isku dheellitirayo ganacsiga labada dal uuna mustaqbalka dhow horseedayo in ay shacabka labada dal ku liibaanaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta taariikhda markii ugu horaysay daahfurnay ganacsiga kheyraadka badda ah, kaasoo tusaale u ah in labada dal ay aad u xiisanaynaan in xiriirka lasii kordhiyo,\u201dayuu yiri safiirka.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Toddobaadkii hore, wasiirro ka tirsan dowladda federaalka iyo koox ganacsato Itoobiyaan iyo Turki ah ayaa socod ku soo maray degmada qadiimiga ah ee Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyagoo soo indha indheeyay maalgashi iyo fursado ganacsi oo kalluunka laga heli karo<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta oo axad ah magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ganacsi oo la isku dhaafsanayo kalluunka iyo Qaadka. Wasiirka Kalluumeysiga Soomaaliya Cabdillaahi Bidhan Warsame oo ay wehliyaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Axmed Faarax, safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya iyo marti sharaf kale ayaa ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72770","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72770"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72777,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72770\/revisions\/72777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}