{"id":7265,"date":"2012-06-10T04:58:40","date_gmt":"2012-06-10T04:58:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=7265"},"modified":"2012-06-10T04:58:40","modified_gmt":"2012-06-10T04:58:40","slug":"saakay-oo-lagu-wado-in-mbaladweyn-ay-ka-ambabaxaan-odayaal-simanaar-uga-furmayo-magaalada-djibuti-ee-dalka-jibuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/06\/saakay-oo-lagu-wado-in-mbaladweyn-ay-ka-ambabaxaan-odayaal-simanaar-uga-furmayo-magaalada-djibuti-ee-dalka-jibuuti\/","title":{"rendered":"Saakay Oo Lagu Wado In M\/Baladweyn Ay Ka Ambabaxaan Odayaal Simanaar Uga Furmayo magaalada Djibuti ee Dalka jibuuti"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/odayaal-baladweyn.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-7266\" title=\"odayaal baladweyn\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/odayaal-baladweyn.jpg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/odayaal-baladweyn.jpg 1920w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/odayaal-baladweyn-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/06\/odayaal-baladweyn-1024x576.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Odayaal dhaqameedkani oo laga soo kala xulay beelaha wada dega gobolka hiiran ee  gudaha dalka soomaaliya ayaa la sheegayaa in ilaa iyo saddex maalmood simanaar  socondoona in lagu soo tababari doono habka ay kula saqeyndoonan ciidanka ka  socda dowlada jibuuti ee hada ku sugan gobolka hiiran gaar ahaan magaalada  baladweyn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>odayaasha ayaa lagu wadaa in uu hogaamiyo gudoomiyaha gobolka hiiran ee  maamulka DKMG ah ee soomaaliya odayaasha ayaa la sheegayaa in saakay aroortii in  ay u ambabaxeen garoonka diyaaradha ee waabari airport ee magaalada baladweyn ee  xarunta gobolka hiiran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>tirada guud ee odayaasha ayaa lagu sheegay 15 oday dhaqameed oo la soo bari  doono sida ay la shaqeyndoonan ciidanka dowlada jibuuti ka socda ee qeybta ka ah  ciidanka nabad ilaalinta ee midowga africa ay ugu talagaleen in ay ka howlgalaan  gudaa dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>waa markii ugu horeysay oo odayaal noocani oo kalaa laga qaado magaalada  baldweyn loona qaado magaalada jibuuti.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<\/p>\n<p>Muqdisho,somali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Odayaal dhaqameedkani oo laga soo kala xulay beelaha wada dega gobolka hiiran ee gudaha dalka soomaaliya ayaa la sheegayaa in ilaa iyo saddex maalmood simanaar socondoona in lagu soo tababari doono habka ay kula saqeyndoonan ciidanka ka socda dowlada jibuuti ee hada ku sugan gobolka hiiran gaar ahaan magaalada baladweyn. &nbsp; odayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-7265","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7267,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7265\/revisions\/7267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}