{"id":72606,"date":"2021-06-12T22:27:25","date_gmt":"2021-06-12T19:27:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72606"},"modified":"2021-06-12T23:45:10","modified_gmt":"2021-06-12T20:45:10","slug":"wadahadal-ku-saabsan-xidhiidhka-labada-dal-oo-dhex-marey-soomaaliya-iyo-dalka-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/06\/wadahadal-ku-saabsan-xidhiidhka-labada-dal-oo-dhex-marey-soomaaliya-iyo-dalka-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Wadahadal Ku Saabsan Xidhiidhka Labada Dal oo Dhex marey Soomaaliya iyo Dalka Azerbaijan."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaaliya u fadhiyada dalka Turkiga Jaamac Ceydiid Maxamed ayaa gaaray magaalada Baku ee Caasimaadda wadanka Azerbaijan.<\/p>\n<p>Wafdiga Danjire Jaamac Ceydiid ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda dalka Azerbaijan Jeyhun Bayramo, waxaayna ka wada hadleen arrimo aay ka mid yihiin sidii loo soo celin lahaa xiriirkii ka dhaxeeyay labada dal.<\/p>\n<p>Danjire Jaamac Ceydiid Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay iney ka wada hadleen wafdigiisa iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Azerbaijan dib usoo celinta xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhaxeeyay labada dal ee Soomaaliya iyo Azerbaijan, isagoona uga mahadceliyay wasiir Jeyhun Bayramo soo dhaweynta uu u sameeyay wafdigiisa.<\/p>\n<p>Safiirka aya intaasi ku daray in wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan inuu uga xog waramay deegaanadii aay ku dagalaameen Azerbaijan iyo Armeniya, islamarkaana Soomaliya uga mahadceliyay garab istaagii taageerada ahaa aay u muujisay dowladiisa Azerbaijan xiliyadii dagaalada.<\/p>\n<p>&#8221; Annaga dhankeyaga waxaanu\u00a0 uga mahadceliyay sida fiican ee uu noo soo dhaweeyay, waxaana u gudbinay fariinta dowladda Soomaaliya ee ku aadaneyd xiriirka labada dal oo ah mid walaaltinimo, is qadarin iyo iskaashi isku dheelitiran, waxaan xusnay xidhiidhkii soo jireenka ahaa ee walaaltinimo iyo dhaqankii labad dal ka dhaxeeyay&#8221; ayuu yiri Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga u fadhiya Jaamac Ceydiid.<\/p>\n<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa sidoo kale sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo dib usoo celinta xiriirkii wanaagsanaa ee ka dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminaayo Safiirka Soomaaliya u fadhiyada dalka Turkiga Jaamac Ceydiid Maxamed ayaa gaaray magaalada Baku ee Caasimaadda wadanka Azerbaijan. Wafdiga Danjire Jaamac Ceydiid ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha dibadda dalka Azerbaijan Jeyhun Bayramo, waxaayna ka wada hadleen arrimo aay ka mid yihiin sidii loo soo celin lahaa xiriirkii ka dhaxeeyay labada dal. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72606"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72629,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72606\/revisions\/72629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72607"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}