{"id":72569,"date":"2021-06-11T05:48:36","date_gmt":"2021-06-11T02:48:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72569"},"modified":"2021-06-11T06:28:32","modified_gmt":"2021-06-11T03:28:32","slug":"shaqaale-soomaali-ah-oo-shirkad-mareykan-ah-ay-faquuq-ku-sameysay-ganaax-lacageedna-dusha-laga-saarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/06\/shaqaale-soomaali-ah-oo-shirkad-mareykan-ah-ay-faquuq-ku-sameysay-ganaax-lacageedna-dusha-laga-saarey\/","title":{"rendered":"Shaqaale Soomaali ah oo Shirkad Mareykan ah ay Faquuq Ku Sameysay Ganaax Lacageedna Dusha Laga Saarey."},"content":{"rendered":"<p>Shirkadda labaad ee ugu weyn ee soo saarta hilibka lo&#8217;da, hilibka doofaarka iyo digaagga ee dalka Mareykanka ayaa bixin doonta illaa $ 5.5 milyan si ay u xalliso dacwad ku saabsan in shirkaddu ay takooreyso shaqaalaha muslimiinta ah ee ka shaqeeya warshaddan oo ku taal waqooyiga Colorado.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div id=\"hiiraan_incontent_4\" align=\"center\" data-freestar-ad=\"__300x250 __336x280\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Guddiga Fursadaha Shaqada ee loo simanyahay ee Mareykanka ayaa dacwadan geeyay maxkamada federaalka ee Denver sanadkii 2010, iyagoo sheegay in JBS Swift &amp; Company ay takooreen shaqaalaha ka shaqeeya warshadeeda hilibka lo&#8217;da ee ku taal Greekley iyaga oo u diidaya nasashada iyo musqusha, si ka darran shaqaalaha kale.<\/p>\n<p>Guddigan waxay warbixintooda ku sheegeen in dadka faquuqaan lagu sameeyay ay yihiin Muslimiin soogalooti ah oo ka yimid Soomaaliya iyo dalal kale madow ah. Guddigan ayaa arbacadii shalay ku dhawaaqay in JBS USA LLC, laga doonayo in ay bixiso $ 5.5 milyan oo la siinayo qiyaastii 300 qof oo shaqaale ah oo la sheegay in lagu xad gudbay.<\/p>\n<p>Sida ku xusan dacwada, shirkadda JBS waxay ka hor istaagtay shaqaalaha muslimiinta inay tukadaan, iyagoo weliba dhibaateeya markay isku dayaan inay tukadaan iyo xilliyada musqusha.<\/p>\n<p>JBS waxaa sidoo kale lagu eedeeyay inay xirto ilaha biyaha inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan sanadkii 2008, iyadoo ka celisay shaqaalaha Soomaaliyeed ee muslimiinta ah inay ka cabbaan soon ka dib, iyo weysada ka hor salaada. Sida ku xusan dacwada.<\/p>\n<p>\u201cMaareeyayaasha JBS iyo shaqaalaha kale waxay hilib ama lafo ku tuuraan shaqaalaha madowga iyo kuwa Soomaalida, waxay ugu yeereen magacyo meel ka dhac ah, sida &#8220;Soomaalidu waa karaahiyo.&#8221; Waxayna sidoo kale qoraalo meel ka dhac ah ku shaqaalaha muslimiinyta ku xardheen qolalka musqulaha ee warshadda Greekley,\u201d ayaa lagu yiri dacwadda.<\/p>\n<p>&#8220;Dacwaddani waxay noo tahay xusuusinta in kala sooca iyo dhibaataynta\u00a0 ay weli yihiin dhibaatooyin ay tahay inaan bulsho ahaan wax ka qabano,&#8221; ayuu yiri Gudoomiyaha guddiga fursadaha shaqo ee loo siman yahay, Charlotte Burrows.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkadda labaad ee ugu weyn ee soo saarta hilibka lo&#8217;da, hilibka doofaarka iyo digaagga ee dalka Mareykanka ayaa bixin doonta illaa $ 5.5 milyan si ay u xalliso dacwad ku saabsan in shirkaddu ay takooreyso shaqaalaha muslimiinta ah ee ka shaqeeya warshaddan oo ku taal waqooyiga Colorado. Guddiga Fursadaha Shaqada ee loo simanyahay ee Mareykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72569"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72569\/revisions\/72578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}