{"id":72423,"date":"2021-06-04T01:58:39","date_gmt":"2021-06-03T22:58:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=72423"},"modified":"2021-06-04T03:34:27","modified_gmt":"2021-06-04T00:34:27","slug":"taliyaha-ciidanka-asluubta-oo-ku-gacan-sayrey-kana-xunyahey-in-danbiilayaal-lagu-tilmaamo-askar-hawl-aran-gudaneysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2021\/06\/taliyaha-ciidanka-asluubta-oo-ku-gacan-sayrey-kana-xunyahey-in-danbiilayaal-lagu-tilmaamo-askar-hawl-aran-gudaneysay\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Asluubta oo ku Gacan Sayrey kana Xunyahey in Danbiilayaal lagu Tilmaamo Askar Hawl aran Gudaneysay."},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciiddanka asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa ugu baaqay madaxweynihii hore ee Soomaaliya , Xasan Sheikh Maxamuud inuu raali galin ka bixiyo shaqaaqo shalay dhex martay ilaaladiisa iyo ciidanka asluubta ee ilaalada xabsiga Xamar.<br \/>\nTaliyaha ciiddanka asluubta ayaa ku eedeeyay ciidanka ilaalada madaxweyne hore Xasan Sheikh Maxamuud\u00a0 in ay si xoog ah uga gudbeen bar kantarool oo ay ciidanka asluubta ku sugnaayeen, taasoo markii dambe sababtay isku dhaca labada ciidan.<\/p>\n<p>\u201cGaari Cabdi bile ah ayaa xoog ku gudbay, gaarigii labaad ayaan celinay si aan u hubino cidda uu wado. Waxaa kadib dhacday in gaarigii hore uu dib usoo jeesto oo nasoo xabbadeeyo. Meesha Kaamera ayaa ku xirnayd, dadkii oo dhan ayaa arkayay waxa meesha ka dhacay, waana wax cad oo aan u baahnayn baaritaan,\u201d ayuu yiri taliyaha asluubta.<\/p>\n<p>Taliyaha ciiddanka asluubta ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay in dad badan oo madax ah ay garan waayaan qadarinta askariga amniga sugaya ee u taagan difaaca qaranka iyo ka ilaalinta cadowga in ay usoo gudbaan xafiisyada dowladda.<\/p>\n<p>\u201cHaddii ilaaladiisu inoo sheegi lahaayeen in ay wadaan madaxweyne Xasan Sheikh, waan soo dhoweyn lahayn, waana u furi lahayn dariiqa, laakiin waxaa nasiib darro ah in nala ku xushmayn waayo\u00a0 shaqadeena oo madaxweynihii dalka soo hoggaamiyay uu garan waayay waxa aan meesha aan u joogno in ay tahay in aan iyaga ka ilaalino cadowga usoo gudbaya,\u201d ayuu yiri taliye Mahad.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, taliye Mahad ayaa kasoo horjeestay in dambiile lagu tilmaamo askartii uu sheegay in ay iska caabiyeen xabbadii lagusoo riday, wuxuuna sheegay in ay gef weyn tahay in askartii waajibaadkooda gudanayay lagu tilmaamo dambiilayaal.<\/p>\n<ol>\n<li><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57894 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco-300x156.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/beco.jpg 578w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"156\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciiddanka asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa ugu baaqay madaxweynihii hore ee Soomaaliya , Xasan Sheikh Maxamuud inuu raali galin ka bixiyo shaqaaqo shalay dhex martay ilaaladiisa iyo ciidanka asluubta ee ilaalada xabsiga Xamar. Taliyaha ciiddanka asluubta ayaa ku eedeeyay ciidanka ilaalada madaxweyne hore Xasan Sheikh Maxamuud\u00a0 in ay si xoog ah uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":72424,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-72423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72423"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72423\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72443,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72423\/revisions\/72443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72424"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}